Hadii aan caawa ahaan lahaa Xasan Sheekh.
----
1-Berri anigaa guddoomin lahaa shirka Golaha Wasiirada.
2-Waxaan luuqad adag ku diidi lahaa heshiiskii Abiye iyo Biixi.
3-Waxaan sheegi lahaa in aan qadiyadda Soomaali Galbeed dib u furayo oo aan la aaddayo maxkamaddo Caalami ah, maadaama dhulkaas iyo dadkaas yihiin Soomaali xoog lagu heysto, walina aan laga heshiinin.
4-Waxaan safiirkeyga kala soo bixi lahaa Addis Ababa, halka safiirka Itoobiya aan dalka uga saari lahaa 48 saac.
5-Waxaan berri galab aaddi lahaa Masar, anigoo kala hadlaya xaalka Nile iyo suurta-galnimada ah iney i siiyan ciidan badala kuwa Itoobiya ee jooga Somalia.
6-Waxaan wasaaradda arrimaha dibada amri lahaa gudbinta gal-dacwaddeed deg deg ah oo ka dhan ah Itoobiya kaas oo loo dirayo IGAD, Midowga Afrika iyo QM.
7-Waxaan AS weydiisan lahaa wadahadal Qaran-badbaadin iyo xabad joojin ah, si itaalka loo mideeyo hadii mustaqbalka lagama maarmi waayo gacan ka hadal.
8-Waxaan Ismaaciil Cumar Geelle kala hadli lahaa inuu xiro xadka uu la wadaago Soomaaliya.
9- Waxaan labada Aqal ku amri lahaa iney soo saaraan diidmo ku saabsan heshiiskaas oo mustaqbalka wax goyn karta si la mid ah diidmadii Baarlamaankii 8aad ee heshiiskii badda ee lala galay Kenya taas oo caawisay Somalia markii ay socotay dacwadii badda.
Soomaaliya hadii aaney 48da saac ee soo socota u dhaqmin una hadlin sida Qaran lab ah, Itoobiya waa dabaal degi doonta, Xasan Sheekh iyo maamulkiisuna taariikh xun ayey qaadan doona
iidle media
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from iidle media, Sports, deyniile, Mogadishu.
ina adeer dhuubaneey
Aan wax kaa dhaadhacshee
Dhaawiciyo jiradan ku heyso
kaama dhayi karee Culimada
Bal udhiib hakuu dhayeene
🙆🏻♂️😅
Yaa meega ila qabsanaayo
Qeybta 1aad
FG :- qeybta 2 aad gabadh isku kalsoon hasoo jawaabto jaantuna waa xarafka "DH" come on
welcome like the page
18/12/2022
Xulka argentina caawa ninkaan hadii ay xakameeyaan ayaga ayaa iska leh koobka aduunka.
Adigu ma aaminsantahay midaas
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Deyniile
Mogadishu
252