Captian Codey

Captian Codey

Share

welcome to Captian Codey

30/08/2026

Bruno Fernandes oo dhaliyey Sadaxley, Sanadkii h**e wuxuu noqday ninka ugu Caawinta badan horyaalka Sanadkaana armuu noqdaa ninka ugu goolasha badan .

Man Utd Are Back๐Ÿ”ฅโšฝ๏ธ.

24/08/2026

Lionel Messi iyo Cavan Sullivan ayaa sawirkan kasoo wada muuqday waxaana si gaar ah loo hadal hayaa farqiga jiil ee u dhexeeya labada ciyaaryahan.
Cavan Sullivan oo ah 16 jir u dhashay Mareykanka ayaa xirfad ahaan si weyn u soo jiitay taageerayaal badan oo daawada kubadda cagta Mareykanka. Waxa xiisaha gaarka ah u yeelaya sawirka ayaa ah in Sullivan uu dhashay 2009 isla sannadkii uu Messi ku guuleystay Ballon dโ€™Or-kiisii ugu horreeyay.

23/08/2026

MINGROW HAIR OIL ๐Ÿ’š๐ŸŒฟ

Ma la dhibaysaa timo khafiif ah, bidaar ama salx? ๐Ÿ˜

โœจ Sii timahaaga daryeel dheeraad ah

๐Ÿ’š Timahaaga u samee daryeel qurux badan

MINGROW โ€” DARYEELKA TIMAHAAGA ๐ŸŒฟโœจ

๐Ÿ“ฉ Dalbo hadda!

Wixii fah fahin Ah kala xiriir lambarkan 0614391106

22/08/2026

Mucaaradow yuusan war idinka tagin 2013 kulankii ugu h**eeyay oo Manchester united dheesho waa laga badiyay war yuusan idinka tagin

19/08/2026

Reijnders oo isaga dhaqaaqay Man City

AZ Alkmaar
AC Milan
Manchester City
Al Qadsiah.

2023: Reijnders oo ka yimid AZ Alkmaar ayaa kusoo biiray AC Milan isagoo u saxiixay heshiis ilaa 2028. Milan waxay ku keentay Lacag dhan qiyaastii โ‚ฌ20m .
2023โ€“2025: Labadii xilli-ciyaareed ee uu Milan joogay wuxuu noqday mid ka mid ah ciyaartoyda muhiimka ah ee khadka dhexe asagoona u saftay 104 kulan una dhaliyay 19 gool, wuxuuna kula guuleystay Supercoppa Italia 2025.

2025: Manchester City ayaa si rasmi ah ula wareegtay Reijnders. Xilli-ciyaareedkiisii 2025/26 wuxuu City u saftay kulamo badan isagoo Premier League ka dhaliyay 5 gool.
Kadib hal xilli Cayaareed oo uu Manchester City joogay Reijnders wuxuu maanta si rasmi ah ugu biiray Koozda reer Sacuudi Al Qadsiah.

Photos from Captian Codey's post 19/08/2026

Maanta oo kale 19kii Agoosto 2001 Zinadine Zidane ayaa Kulankiisii ugu horreeyey u saftay Kooxda Real Madrid, kulankaas oo ahaa Spanish Super Cup ay la Ciyaarayeen Real Zaragoza garoonka La Romareda asagoo Kulankaas Cayaaray 80 daqiiqo waxaana lagu kala baxay Bareejo 1-1.

Saddex maalmood kadib lugtii labaad Real Madrid ayaa Zaragoza kaga adkaatay 3-0 waxayna qaaday Spanish Super Cup-ka kaasoo noqday koobkii ugu horreeyay ee Zidane la qaaday Real Madrid.

Zidane wuxuu Real Madrid ku qaatay 5 xilli ciyaareed isagoo u saftay 227 kulan una dhaliyay 49 gool sidoo kalena Waxa uu kula guuleystay 6 koob oo ay ku jiraan Champions League 2002 final-kiina wuxuu dhaliyay goolkii caanka ahaa ee volley-ga ahaa.

16/08/2026

Kooxda Arsenal yaa ku durdurisay Man City ayadoo dhabarka u saartay guuldarro 3-0 kana qaaday Koobka Community Shield ๐Ÿ†.

Man City ayaa laga dareemayaa iney si weyn u tabeen Guardiola halka Arsenal u muuqato iney Xoog Ku qabsan doonaan Premier League Guardiola kadib.

16/08/2026

Xamar iyo balcad secod trending kan yaaa Gali karo Codey iyo Asxaptiisa lee sameyn karo muqalkan Mel dher iigarsiiya flowda Ayaan la iga xasdin please ๐Ÿ™ help

16/08/2026

Abuubakar ahmed mahdi
oo ah wiil xanuunsan oo aan hadalka karin ayaa xaafadda huriwaa kasoo lumay oo maqan waxaa dhalay dr ahmed mahdi fadlan ciidii aragta ku hagaajiya telkaan 0615315064

16/08/2026

Ambad gabadhaan oo soo luntay Ayaa waxaaa lagu haaayaaa laamiga suuqa xlha fadlan qofkii Ey ka maqan thy ha ku soo hagaagan 0615241769

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Suuqa Xoolaha
Mogadishu
252