Hiilka_Ciyaaraha

Hiilka_Ciyaaraha

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hiilka_Ciyaaraha, Sports, Mogadishu.

20/03/2022

Maalin nasiino ah

Photos from Hiilka_Ciyaaraha's post 20/03/2022

Labadii kulan ee la soo dhaafay ee uu ciyaaray ciyaaryahan Haji ayaa fal celin fiican Ka helay taageerayaasha xulka
Asagoo soo bandhigay kubad ay jeclesteen taageerayaasha
H**e u soco haji

18/03/2022

Tababarka maanta
Assemed, siad Haji, Abdi Mohamed iyo ciyaartoy kale ayaa qebka ah

Photos from Hiilka_Ciyaaraha's post 18/03/2022

Deg Deg:
Macanto jimce ah waxaa xulka qaranka kuso biirey labs waji oo cusub

18/03/2022

The both captain are said to you
Jum'a kareem
Assamed & casanyo

18/03/2022

Handwalla aya asna imaan doonin kadib marki codsiga ciyartooyda xiriirkena u diri waye kooxdisa tikidki h**e loogu jaray na uu maanta dhacay.

Sidaan oo kale ayu sanadki h**e kahor kulanki cuman ayu ciyaartooyda visaha ka Hilmaamay markas aye ku qasbanadeen in ee eleboorada, istanbul iyo addis ababa jiifteen.

18/03/2022

Tijaabadii ugu dambeysey
AZAM Vs SOMALIA

Photos from Hiilka_Ciyaaraha's post 18/03/2022

SAWIRO: Tababarkii maanta
Ciyaartoyda xulka qaranka Somalia ayaa wali Ku jira Tababarkii xooga lahaa ee isku diyaarinta labada kulan ee swatinia 23ka march iyo 27ka ee bishan

17/03/2022

Ciyaariyahan Ali musse aya isna mowqifkisa cadeeyay. Ali aya xaqijiyay waxyabihi aan h**e idin kugu shegnay. Mowqifkisa wa cadyahy Ali. Ali waa naga ogolaaday in aan qoralkaan bulshada la wadaagno. Ali waa naga ogolaaday in aan bulshada la wadagno qoralkaan. Yusufow Yuu Mohu inaad sidaan ino bahdishid wax lagaga aamusi doono ma aha. Balan waaye in talaab nin weyn laga qaado.

Photos from Hiilka_Ciyaaraha's post 17/03/2022

Daafaca dadabka midig (Abdi Mohamed) kaas oo xulka matalay kulankii lugta h**e ee Zimbabwe iyo Siad Haji oo markii ugu h**eysay qaranka matalaya ayaa kasoo duulay USA.

Labada ciyaartoy waxey berito imaanayaan dalka Tanzania, waxeyna la midoobi doonaan xiddigaha kale ee qaranka.

DUULIMAADKOODA πŸ‡ΈπŸ‡΄βœˆοΈ

Columbus ✈️ Virginia ✈️ Addis Ababa ✈️ Dar Es Salaam ✌🏽

Wakhtiga kulamada waa dhaw yahiin - ma jirto sabab loogu mashquulo wax suuragali waayay, kaliya waa inaan diirada saarno kulamada labada ah uu qaranka la ciyaarayo Eswatini.

Ciyaartoyda joogta waxey u baahan yahiin garab istaag iyo dhiirigalin πŸ‡ΈπŸ‡΄βœ‹πŸ½βœŒπŸ½

14/03/2022

Daafaca dhexe ee caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Saciid ayay u badan tahay inuu ku biiro Simba Sc,sida ay Daabacday majalada spotiraha .

Axmed Siciid Waa 23 jir, waxa uu ku dhashay Soomaaliya sannadkii 1998-kii.

Kooxda "Libaaxyadu waxay u baahan yihiin inay helaan daafacan oo ah mid cajiib ah oo wax badan ka caawin doona."

Hadda wuxuu u ciyaaraa naadiga VJS ee Finland.
Xidigii H**e ee kooxda Simba Sc Ciise Adan Abshir oo La hadlay majalada SpotiRaha ayaa u sheegay kooxda libaaxyada in xidigan uu yahay xidig aad muhiim u Ah .
Ciise Abshir waxa uu guulo muhiim ah horay ula Gaaray naadiga libaaxyada sanadii 2004tii.

Ciise ayaa sidoo kale sheegay in uu ku guda jiro helida leysanka UEFA A hadana uu haysto laysan B waxa uu shaaca ka qaaday in uu dib ugu laaban doono Simba isaga oo qeybta farsamada kooxda ka caawin Doona Si kooxda guulo muhiim ah u gaarto.

Photos from Hiilka_Ciyaaraha's post 13/03/2022

Tababarayaasha somaliyed πŸ‡ΈπŸ‡΄βš½οΈ x COACH OMAR iyo ciyaartoyda kubadda cagta qaranka

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu