28/05/2023
Milan aya session kan juventus home iyo away u martay waana markii 3aad tariikhda
Milan aya caawa u bahned 1 points sidey champions league ugu soo qeyb gasho 3 points ayi la imatay
Session fican aya qadanay
Semi_final champions iyo Top 4
milan❤️
28/05/2023
Qeybta h**e ciyarta Milan 1_0
Goal Giroud
28/05/2023
Kulan caawa
Milan Vs Juventus
Sacada 9:45
Milan aya u bahan 1 points 2 kulan ee u dhiman sidey ugu soo baxdo champions league sessions ka danbe
milano✊️
26/05/2023
Isku Diyarinta kulanka Axada ee Juventus aa la ciyareyno
Rosseneri❤️✊️
02/04/2023
Qeybta h**e ciyarta milan 2_0 Napoli
Kooxda weyn habeena muhiim ka waa la arka
FORCE ROSSENERI
02/04/2023
rasmiga ee caawa kulan ka Napoli
ayaa ku soo bilowday kulanka
Caawa Tijaabo adag ayaa na hortalo
Rosseneri 🖤❤️✊️
31/03/2023
Kulanka Axada waa Tijaabo ino muhiim guul Rosseneri
Milano
waa ino muhiim Asxabta
Dhamantiin🙏
31/03/2023
Lacib ka xulka Italy Alessandro Florenzi aya yiri=waa inaa u wajahna ciyaraha soo socdo Geesinimo iyo go,aan"👊 ka hor kulanka Axada ee Napoli
Rosseneri
soo dhaha page Asxabey mahadsanidiin Dhamantiin🙏
29/03/2023
Laacibki h**e ee kooxda Ac milan iyo Xulka Qaranka Portugal Rui Manuel César Costa Ayaa mantay noqday 51 sano jir Happy birthday Legend
Mxa ku xasuusata Comment
01/11/2022
Safkan meeqo player ayaa ka taqana❤️🖤✊️
follow soo dhaha pageka🙏