A M I I N K E Y

A M I I N K E Y

Share

welcome ๏ฟฝ๏ฟฝโˆ†๐Ÿ–๏ธ

22/09/2023


02/09/2023

Maskaxda mise qalbiga ??!!

Sideennaba go'aanka waxaa nala qaata qalbiga , kaas oo inta badan u janjeera waxa noo fiican .

Balse maskaxda ayaa ah mashiinka aan ku ogaanno waxa saxan iyo waxa qaldan .

A M I I N K E Y

26/08/2023

That's True .........๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

25/08/2023

๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

20/08/2023

Some risky moves Photographers make to get that perfect shot

22/07/2023

Indha adeyga hadujiro qofka talefankas sugaya iga indha adag aniga ๐Ÿ˜qofkas hada taqano metion dheh
Moha Amiinkey ๐Ÿ˜„

15/07/2023

Farxadda waa sidii batari telfoon ku jira cml, oo markii aad yar tahay buuxa, markii aad sii weynaatidna hoos usii dhaca amaba dama.

Dadka qaarna ayagoo yar ayuu batarigaas eber ka noqdaa, nasiib xumo. ๐Ÿ˜

Qaar baa jira nasiib u hela inay ayagoo weyn xataa farxadooda jaajar gareeyaan, marwalbana sii buuxiyaan. ๐Ÿ˜Š

Balse dadka inta ugu badan fikirka iyo welwelka ayaa intay badiyaan ayay batariga farxadda si weyn u cunaan, kedibna wuu ka dhacaa amaba wuu ka damaa. โ˜น๏ธ

Ogoow haddii aadan adiga is farxad gelin, cidna kuma farxad gelin karto. ๐Ÿ˜„

Welwelka iyo fikirka badan ee culeyska ku saaraaya yareey, hadalka dadkana yuusan noloshaada iyo farxadaada hoos u dhigin.

Jawigaaga degso cml.
hben wanaagsan ๐Ÿ˜Š
w/Q: Ahmed Kadiye

13/07/2023

Ma fahantay sababta ninkaan uu sadaqada ugu badan u helayo, asxaabta kalena ay eber u yihiin?
Fiid wanaagsan ๐Ÿ˜Š

11/07/2023

Dadku waa 3 nooc

1- Qof nacas ah oo caqli iyo xeelad aanan lahayn.
2- Qof caqli leh, balse daacad ah oo xeelad dhan aanan isticmaali karin, haddii uu xanaaqo, haddii uu farxo, haddii uu wax damacsan yahay iyo haddii uu weerar yahay xataa la fahmi karo.
3- Qof caqli iyo xeelad isku darsaday, waxa uu rabo, waxa uu sameynayo iyo waxa uu qorsheenayana daah ku dadi kara, dantiisa markii uu gaaro ama waqtigii uu rabay markii la gaarana arrinka daaha ka qaada, ama sidaasba uga aamusa.

Kollay midka aad tahay waad ogtahay.
Subax wanaagsan

09/07/2023

inamo Io wllkod ๐Ÿ˜ณ๐Ÿคฃ

03/06/2023

Ax yaa jceyl ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

dadka gaagaban waa romantic ๐Ÿคฃ

28/05/2023

kaalay Ila tumo kulahaa
acuudubillah ๐Ÿ™„๐Ÿคฃ

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Mogadishu