06/08/2023
Arsenal oo ku guuleesatay community shield kadib marki ay cayaarta kusoo idlaatay 1:1
Rigooro 4:1
Here are the Arsenal fans in Somalia
halkan waxa ku kulmi doono taageerayaasha Arsenal ee soomaaliy
06/08/2023
Arsenal oo ku guuleesatay community shield kadib marki ay cayaarta kusoo idlaatay 1:1
Rigooro 4:1
27/07/2023
Kooxda Arsenal oo xasuuqda Barcelona kadib kulan ka dhacay garoonka SoFi Stadium kulankaas oo ka mid ahaa kulamada isdiyaarinta pre-season.
30/07/2022
Emirates cup
Final
Arsenal vs sevila
6 : 0
24/07/2022
Chelsea vs arsenal
0 - 4
Reer arsenal guusha maxaay idinkaaga dhigan tahay
21/07/2022
the new left back player Oleksandr Zinchenko
Ukrainian football player
Watching lastnight preseason game in American
Orland city vs arsenal
1 - 3
F. Torres 29
Goals
G. Martinelli 5'
E. Nketiah 66'
R. Nelson 80'
17/07/2022
Gabrial jesus opening his account
Now 3 goal preseason.
What's
Ur expection goals in this season gabrial jesus?
Gabrial jasus aya waxa u furtay koontadiisa goolasha ee naadiga.
Kulamada is diyaarinta aya waxa u dhaliyay 3gool
Maxaad laga filan karaa inuu sanadkaan dhalin karo Gabrial jasus?
04/07/2022
Kadib la wareegidii ciyaaryahano cusub kuwasoo qeyb ka aha dib u dhiska naadiga Arsenal, aya waxa la sugayey in naadiga si rasmi ah loosoo bandhigo maanta aya lasoo bandhigay Gabrial jasus ayaa xeran doono nambarka 9 aad.
Ma buuxin kara jasus baahida arsenal ay weerar yahan u qabtay
28/06/2022
Kadib lawareegidii 4 ciyaartooy naadiga Arsenal
Oo kala ah:
1. Marquinhos
2. Jasus
3. Fábio Vieira
4. Matt Tuner
waxay bilowday ceersiga ay ku dooneeso ineey ku hesho saxiixa xidiga Argentina una ciyaara kooxda Ajex ee dalka holand ee , Lisandro Martínez
aya waxa ay ka gudbisay dalab lacageed dhan £34m wa laga so diiday waxay markale gudbisay qiimo lacageed gaaraya £43m waxa ayna sidaasi ku noqotay naadiga kaliya ee la filayo ineey ku guuleesan karto saxiixa xidiga boosaska badan ka cayaari kara qadka dhexe ee daafaca ama garabka bidix.
27/06/2022
Goolhaye
Matt Tunner
aya laso bandhigay, wa gool hayaha badal u noqon doono goolhaye aaron ramsdale
27/06/2022
Sida u ku waramayo wariyaha caanka ah ee Fabrizio Romano. Inu dhacay hishiiska Gabriel
27/06/2022
Si an ku sheegnay warbixinadeenii h**e, hishiis yadii la filayay ayaa waxa kasoo kordhay in Kooxda man city iyo Arsenal ay wada gaareen hishiis xidiga Gabriel Jasus ugu wareegayo Arsenal qiimo dhan £55 waxaana la filaya ina lasoo bandhigo maalmaha soo socda.
Waxa uuna la siiyay nambarka 9 oo u ka tagay
Alexandre Lacazette.
Waxaa wili socda dib u dhiska naadiga waxaa la filayaa sida uu sheegay technical director Edu wili inaysan suuqa ka dhamaan target yadii ay ka la haayeen asaga iyo managee Arteta
Waxaana ay gudagalo doonaa 3 ciyaartooy oo kale.
Maxaay kula tagay sxbyal in laguso kordhiyo
26/06/2022
Dhawaanahaan Waxa socda dib u dhiska naadiga Arsenal waxaana isdhihi karna arinkaas waxa saldhig u ah isfahanka Director Edu iyo Manager Arteta,
waxaana si weyn looga dareemaya galaangalka ay naadigu ku leedahay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda.
Waxa ay la wareegtay ila 3 ciyaartooy si rasmi ah kuwo kalane wa la filaa,
Ciyartooyda lasoo bandhigay oo kala ah:
1. Fabio Vieira: kubad sameeye
Kayimid: fc port da'da: 22 qiimaha: £31.50m
2. Matt Tunner: goolhaye
Kayimid: new Egland da'da:28. Qiimaha: £5.75m
3. Marquinhos: garab weerar
Kayimid: São Paulo da'da: 19 Qiimaha: £3.15m
Ciyaartooyda la filayo in heshiis yadooda lasoo gaba gabeeyo waxaa ka mid ah:
1. Gabriel jasus
2. Raphinha
3. Lisandro Martínez
4. Youri Tielemans
Kaalintee ayeey ku dhameesan kartaa Arsenal
Xili ciyaareedka soo socda maxee kula tahay?