07/02/2026
Hambalyo Hambalyo,
Gudoomiye Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) oo si rasmi ah ugu guulaystay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika ee (CECAFA), ka dib Shirweynaha Guud ee doorashada CECAFA oo ka dhacay dalka Jabuuti.
Guushaan ayaa ah mid taariikhi ah, kana tarjumaysa waxqabadka iyo horumarka xiriirka kubada cagta Soomaaliyeed.
27/01/2026
Dhismaha Garoonka Kubada Cagta Abdullahi isse ee Galkacyo oo Heer gaban gabo ah Maraya.
13/12/2025
Doorashada Hogaanka Ururka Kubadda Cagta Galmudug Ayaa dhawaan Qabsoomi Doonta Insha allah.
Xiriirka Kubbadda cagta Soomaaliya oo warbixin ay soo saareen ku sheegay in guddiga Doorashooyinka Ururka Kubbadda Cagta Galmudug oo si rasmi ah u shaaciyay in 15 maalmood Kaddib la qaban doono doorashada hoggaanka Ururka Kubbadda Cagta Galmudug.
11/12/2025
Shaacinta habraaca doorashada hogaanka Ururka Kubada Cagta Galmudug ee gudiga doorashada
08/02/2025
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maxamed Xuseen Jaamac "Macruuf" u magacaabay Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Galmudug.
23/04/2024
Mahadsanid mudane Madaxwaye
Galmudug mida wadasocota ayaa hormuud u noqotay waqtigii aa hogaminaysay dadka Galmudug wa yaqanan qofka xiliga adag ushaqayey wana sida ka muuqata guud ahan shacabka Galmudug.