26/11/2022
Cristiano Ronaldo waa ciyaaryahankii ugu horeeyay ee Yurub ah ee ka ciyaara 10- tartan oo caalami ah ee ragga:
◎ 2004 Euro
◎ Koobkii Adduunka 2006
◎ 2008 Euro
◎ Koobka Adduunka 2010
◎ 2012 Euro
◎ Koobka Adduunka 2014
◎ 2016 Euro
◎ Koobka Adduunka 2018
◎ 2020 Euro
◉ Koobka Adduunka 2022
Nagu soo biir page kaan mahadsanid
26/11/2022
🔸️Jaò felix ayay wararku sheegayan inuu ku dhaw yahay inuu Atletico ka tago bisha January
Iyadoo naadigu ay ka shaqaynayaan sidii ay ugu fududayn lahayen bixitaankiisa
Waxaana danaynaya la wareegistiisa kooxaha
PSG
BAYERN
CHELSEA
MAN UNITED
Source [medinamarca,marca]
DHANKA KALE
🔸️kooxda PSV ayaa aqbali doonta qiime kasta oo ka sareeya £43M bisha January
Source[VI_nI]
⏩️FELIX
⏩️GAKPO
Ka waran labadan xidig oo ka soo daga qalcada Carrington
16/09/2022
Christian Eriksen ayaa loo doortay Man of the Match wax qabadkiisii habeenimadii Khamiista👏