Diamond Ishtaa Cadde

Diamond Ishtaa Cadde

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Diamond Ishtaa Cadde, Shibis, Mogadishu.

10/01/2026

Allow Barakee Caasimada Ummadda Soomaaliyeed

Nagu Soo Barii Page-ka Like & Share Dhac Ku Sii Mahadsanidiin ๐Ÿ™๐Ÿ’ฏ

06/01/2026

Guddoonka, Sanatarrada iyo Maamulka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u gartay Shaqaalaha Sanadka 2025 Gudoonsiye SHahaado SHARAF ๐Ÿฅ‡ Ku Muteystay Shaqo Wanaagiisa Hambalyo My Brother Mustafa Musse

Mudane Muuse Ibraahim Muuse, oo loo aqoonsaday Shaqaalaha Sanadka 2025, ayaa lagu ammaanay kartidiisa iyo kaalinta muuqata ee uu ka qaatay horumarinta shaqada Aqalka Sare.

Hambalyo Hambalyo Walaalkeyga Qaaliga ah
Iyadoo lagu bogaadinayo laguna aqoonsanayo shaqo wanaaggiisa sannadlaha ah, dadaalka joogtada ah, daacadnimada, kartida iyo masuuliyadda uu si hufan uga soo dhalaalay intii uu gudanayay waajibaadkiisa shaqo.
Wuxuu noqday shaqsi tusaale u ah anshax wanaagga shaqo, hufnaanta iyo wax-qabadka la taaban karo, taas oo keentay in uu si buuxda u muteysto shahaadadan sharaf.
Waxaan u rajeynaynaa guul joogto ah, horumar waara iyo in Alle ku garab galo camalkiisa wanaagsan.
Hambalyo & Bogaadin Mudan. Muuse Ibrahim Muse
Magaca Hayโ€™adda / Maamulka: Aqalka Sare.
Taariikh: __ 06-01-2026
SHahaado SHARAF ๐Ÿฅ‡


Aqalka Sare

23/12/2025

XARUMAHA IYO GOOBAHA CODBIXINTA EE DEGMADA SHIBIS.

Rer Shibisow Isku Soo Baxa Oo Codkiina Ku Ciil Baxa Maalinta Khamiista Xarumaha Ama Goobaha Ka Dhici Doonaan Doorashada Golaha Deeganka

Xarunta Degmada Shibis

Xarunta Waaxda Xalane

Xarunta Waaxda Calasow dheere

Xarunta Farsamada Gacanta

Xarunta Jaaliyada Yaman

School Mogadishu

School Naasir

School Gaashaanle

Maalinta Khamiista

Tr 25-12-2025

Diamond Ishtaa Cadde Sultan Mustafe Ibraahim Muuse

05/12/2025

Jummah KaReEm ๐Ÿ“ฟ๐Ÿ•Œ๐Ÿ•‹ Jaalayaal ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ง๐š๐Ÿ๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐š๐š๐ง ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ ๐ฅ๐š๐ก๐š๐ฒ๐ง

24/10/2025

Jummah Mubarak May Allah Forgive All Of Our Sins

Fadlan Pageka

โค๏ธ ๐Ÿ“ฉ ๐Ÿ“ค
หกแถฆแตแต‰ หขแตƒแต›แต‰ หขสฐแตƒสณแต‰ Xasdina Mahadsanidiin ๐Ÿ™

28/09/2024

Jug Xoogan Allow Inta Muslim Amaanso

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Shibis
Mogadishu