Allow Barakee Caasimada Ummadda Soomaaliyeed
Nagu Soo Barii Page-ka Like & Share Dhac Ku Sii Mahadsanidiin ๐๐ฏ
Diamond Ishtaa Cadde
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Diamond Ishtaa Cadde, Shibis, Mogadishu.
06/01/2026
Guddoonka, Sanatarrada iyo Maamulka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u gartay Shaqaalaha Sanadka 2025 Gudoonsiye SHahaado SHARAF ๐ฅ Ku Muteystay Shaqo Wanaagiisa Hambalyo My Brother Mustafa Musse
Mudane Muuse Ibraahim Muuse, oo loo aqoonsaday Shaqaalaha Sanadka 2025, ayaa lagu ammaanay kartidiisa iyo kaalinta muuqata ee uu ka qaatay horumarinta shaqada Aqalka Sare.
Hambalyo Hambalyo Walaalkeyga Qaaliga ah
Iyadoo lagu bogaadinayo laguna aqoonsanayo shaqo wanaaggiisa sannadlaha ah, dadaalka joogtada ah, daacadnimada, kartida iyo masuuliyadda uu si hufan uga soo dhalaalay intii uu gudanayay waajibaadkiisa shaqo.
Wuxuu noqday shaqsi tusaale u ah anshax wanaagga shaqo, hufnaanta iyo wax-qabadka la taaban karo, taas oo keentay in uu si buuxda u muteysto shahaadadan sharaf.
Waxaan u rajeynaynaa guul joogto ah, horumar waara iyo in Alle ku garab galo camalkiisa wanaagsan.
Hambalyo & Bogaadin Mudan. Muuse Ibrahim Muse
Magaca Hayโadda / Maamulka: Aqalka Sare.
Taariikh: __ 06-01-2026
SHahaado SHARAF ๐ฅ
Aqalka Sare
23/12/2025
XARUMAHA IYO GOOBAHA CODBIXINTA EE DEGMADA SHIBIS.
Rer Shibisow Isku Soo Baxa Oo Codkiina Ku Ciil Baxa Maalinta Khamiista Xarumaha Ama Goobaha Ka Dhici Doonaan Doorashada Golaha Deeganka
Xarunta Degmada Shibis
Xarunta Waaxda Xalane
Xarunta Waaxda Calasow dheere
Xarunta Farsamada Gacanta
Xarunta Jaaliyada Yaman
School Mogadishu
School Naasir
School Gaashaanle
Maalinta Khamiista
Tr 25-12-2025
Diamond Ishtaa Cadde Sultan Mustafe Ibraahim Muuse
05/12/2025
Jummah KaReEm ๐ฟ๐๐ Jaalayaal ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ง๐๐๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ ๐ฌ๐๐๐๐ซ ๐๐๐ง ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐ง
Jummah Mubarak May Allah Forgive All Of Our Sins
Fadlan Pageka
โค๏ธ ๐ฉ ๐ค
หกแถฆแตแต หขแตแตแต หขสฐแตสณแต Xasdina Mahadsanidiin ๐
Jug Xoogan Allow Inta Muslim Amaanso
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Website
Address
Shibis
Mogadishu