Qaraaxo tube 1

Welcome to mohamed eng official

Operating as usual

23/07/2023

malinta arooskada dagaal magali laheed🤣🤣

24/06/2023

Arooska walasha dad fara badan ayaa ka soo qeyb galeen

23/06/2023
22/06/2023
19/06/2023

Dadka sadaxa u qeybi, qeybna ka qaado.
Oo waxaad ka qaadataa qeybtii ku quseysa adiga oo kaliya.

waa tan.
●Daalum
●Dambiile
●Iyo daahir

》Daalumku: waa kan naftaadu aysan ka nabad galeynoo adiga uun lug kaa Jara.

》Danbiile waa kan xumaha kugu qalqaalsho.oo hadaad qaldantahay kuu sacabtuma, hadaad saxan tahayna ku yiraah kan dhaafe kan samee.

》Daahirna waa kan markaad qaldan tahay ku waansha, markaad saxan tahayna kuu sacabtuma.

╭┈──────────────
╰┈➤ - Mstr Xigmaawi Yare

12/06/2023

Garaadkiis go'ee God hadaad, u dirtay hoyo gacaley

10/06/2023

CAAWA YAA QAADI DOONA KOOBKA UFA CHAMPIONS LEAGUE 🏆

01/06/2023

انا لله وانا إليه راجعون
Allaha unaxariisto walaalkeyn ,Ciise macalin xasan oo caawa kugeeriyooday mogadisho,
Ciise waxa uu muddo todobaadyo ah xanuunsanaa magaalada Mogadishu, ee caasimada dalka soomaaliya.

Waxaan xanuunka tacsiyadda la wadaagayaa dhamaan ehelkiyo qarabada uu ka dhashay, sidoo kale waxaan xanuunka la wadaagayaa dhamaan saaxibada aan class wadaaga nahay iyo kuwa aan madarasa wadaaga nahay intaba.
اللّهم اغفر له، وارحمه،وسع قبره، واكرم مدخله

29/05/2023

COL IYO CIGAAL INSHA ALLAH WAAN ISI SOO DABA DHIGI DOONAA SHEEKOOYINKA NUUCAANA NAGU DHIIRI GALIYA IDINKUNA OO INOO SII SHARE GAREEYA.

25/05/2023

Doqon ha la diririno
Hadey kula dirirtana
Iyada deymo u celi
Ileyn dubaax malaho
Harka dhirtey dibsatayo
Dagaxyo u qadataye
Doqonta ha la dirin
Hadey kula diritaama
Iyada deymo u celi
Ileyn waa doqonee

Good Friday

28/04/2023

Coming soon

02/04/2023

• Ma duurkaa laigu sii deyn
• Mise dugaagtaa la dari
• Haduu sidaa ii galo
• Sun qaadihii jaceylku?

Maanso jaceyl

28/03/2023

waa asxaabtiyoo guur doona

22/03/2023

Simkaba ha ii soo garaacdo
Isma seegno saakee

05/03/2023

Tartanka Al-naxwa cup
F-3 oo guul kagaaray f-4
Share,like

25/02/2023

Xodxodashadii barbaarka ee gashaatida iyo Guurkii somalida
Share,like

Photos from Qaraaxo tube 1's post 22/02/2023

Valdir segato oo ahaa 55jir u dhashay dalka Brazil ayaa u geeriyoodey irbad saliidi ku jirto uu isku dureyay mudo badan si uu murqaha u weynaysto.
Ninkan oo bartiisa TikTok ay ku xidhnaayeen 1.6 milyan oo qof ayaa dhowr goor oo h**e looga digey khatarta weyn ee irbadani ku keeni karto neerfihiisa balse waxa uu sheegay inay aad u dhiirigeliyeen

Muuqaalada labada atoore ee hollywoodka ee Hulk iyo Arnold schwarzenegger isagoo sheegay inuu aad uga helo marka uu wadooyinka marayo ee loogu yeedho magacyada atoorayaashan.
Ugu danbayn velder ayaa u geeriyoodey halistii Mudada dheer looga digayay.

21/02/2023

Ka dharag madiif cajiib..
💣 💣
Daawasho wacan
.com

19/02/2023

Kuma jecel nabiga
Scw
Bishan waa bishii la dheel miyay ee abtirka nabiga intaad ka taqaan Nala wadaag

19/02/2023

Qeybtii 2aad qisadii jaceyl weerar bulxan iyo mulaaxo

Mohamed eng officail waxaad kala socon kartaa muuqaallo ku xiiso galiya iyo keydka taariiqda iyo suugaantaba.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/mohamedengofficail

14/02/2023

Asgari lagu xukumay dil toogasho fulaynimo uu sameeyay awgeed
Kaga bogo halkaani

👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
Mohamed eng officail waxaad kala socon kartaa muuqaallo ku xiiso galiya iyo keydka taariiqda iyo suugaantaba.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/mohamedengofficail

13/02/2023

DIGNIIN: HA U DABAAL DAGIN BARITO OO AH 14KA FEBRUARY ADIGA OO ISTICMAALAYA MAGACA MAALINTA JACEYLKA ADUUNKA

Mohamed eng officail waxaad kala socon kartaa muuqaallo ku xiiso galiya iyo keydka taariiqda iyo suugaantaba.

KUSOO BIIR TELEGRAM CHANELKEENA

👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/mohamedengofficail

12/02/2023

Waxuu dumar rag ugu maahayaa midabka weeyaane

Mohamed eng officail waxaad kala socon kartaa muuqaallo ku xiiso galiya iyo keydka taariiqda iyo suugaantaba.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/mohamedengofficail

11/02/2023

WAX KA BARO TAARIIKHDA URUR DIIMEEDKA DALKA
DHISAN DALKA MAANTA


Kusop biir telegram Keena
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/mohamedengofficail

24/01/2023

Duko salaadaha
Dukaal horteed

20/01/2023

Wixii la Isla wareegaba
Warda xaashi ninkeedba
Wareershay bulshadee
Toloow waa kuma kasi

Wixii la Isla weecweecdaba
Oo Isla wareegaba waxaa
La isku raacay warda ninkedu
Inuu yahay wiilkaan heedhe

20/01/2023

Aamusnaantu waa muhiim
اذاتم عقل المرء قل كلامه

19/01/2023

Rolaldo oo wacdaro kudhigi kara ciyaariyahano waaweyn

15/01/2023

Ayaamo wixii ciil qaboo
Caloosha laga gurxamo
Colkuna na ciilaan caawa
Nabad baa dhalatoo ciil
Lama qaboo carradii waa
Cudoon cawaaloow caawa

Gabanadii la ciili jiray iyo
Duqoowdii carradda tiliyo
Casuumaadii dhiiga aheyd
Caawa laga baxoo cawaale
Caawa nabadiibaa soo carfeysa

Cisadaa ragii lahaa ee
Dhiigooda u qubay carradan
Calankaanna carradaan suray
Caawa cashadoodu duni Mahe
Raboow janadii ku cisee

Culumiyo caamo
Caruuriyo ciroole
Wixii caawa sugan
Sara u qaada sacabada
Suga aamiinta cawa

15/01/2023

Xigasho idaajaa

14/01/2023

Maxay thy sababta dhalisay in ay maxaa biisi ka baxsadaan xabsiyo ku yaal dalka itoobiya

07/01/2023

Naga afar xaasloow Naga daaya xagashadda
Xigasho teacher abd raxmaan

06/01/2023

Kuraaxeyso Nabi amaan aad umac
Siina gudbi wll

05/01/2023

Waa yaab wareysi haka cabsan
Maxaa yeelay xal ayaa laguu hayaa
Xuquuqda;Horyaal Tv

02/01/2023

Baraf xoogan oo ka daayo wadamo badan oo dunida ah
Iyo somalida qurbo joogta ah oo cabaadaya

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu
391
Other Sport & Recreation in Mogadishu (show all)
Koriso Bodybuilding Supplements and Nutrition Koriso Bodybuilding Supplements and Nutrition
Kasoo Horjeedka Masjidu Saxaba 3, Baar-Hilaac, Jidka Sodonka, Warta-Nabada
Mogadishu

Koriso Bodybuilding Supplements and Nutrition is the one-stop trusted destination for top quality pro

BIANA BIANA BIANA BIANA
4ta
Mogadishu, 01234

A.b

Wasarada siyaasada dhexe Wasarada siyaasada dhexe
Somali/mogdhiso/banadir
Mogadishu

Shactaro + mizanka culus 🤣🤣

Apdul fatah Apdul fatah
Apdul Fatah
Mogadishu, 1244

Welcome my page

Barwaaqo page Barwaaqo page
Mogadishu

129614

Waaya arag Waaya arag
Mogadishu

Entartainment

Ogaal TV Ogaal TV
Km4
Mogadishu

Vahad sports Vahad sports
Mogadishu

hadaf yeelo muuqda oo halkaad gaadh is leedahay haka quusan

King jabra King jabra
Hoolwadaag
Mogadishu

Da daalaa wuu gaaraa 💕☺️🫵🏻

Hooyga Ciyaaraha Caalamka C.om Hooyga Ciyaaraha Caalamka C.om
Mogadishu

Kusoo dhawaw Hooyga Ciyaaraha Caalamka Com Page Kan Kala Soco Football Ka Wax yaabihii Ugu dambeyay