Suleymaan al-qaanuuni ayaa markii xanuunki geeridu soo ritay yiri: "Marki aan geriyoodo(dhinto /qudh go'o) ha la iga saaro sanduuqa, si ay dadku u arkaan in suldaanka xitaa uu dhimanayo isagoo fara Maran"
Marka ogow hadafkasto oo aad leedahay waxaa ka danbeyn doona geeri.
axbaabii
Sumcad skills & training center
Welcome to mohamed eng official
16/02/2024
Bogga iyo uurka hoose
Iyo wadnaha baalkiisaan
Barina ku hilmaameeyne
Safar salaama ustaad keyga qaaliyahoow
Ustaad: Bashiir Abdi Hassan
24/01/2024
Waa sample qofki rabana waa diyr wixii design ah
Nuuc walba uu lee yahay
16/10/2023
● Hifta jaceeyl hadeey ku qaado, hankaagu meel yahay
● Hifta leeydhiyo waxa ku qaada, hayaanka xagaage
● Horusocodkaagu yaanu hakan, halkaad ku socotaa
● Hakadiyo malaha joogitaane, waligaa ha hakane
● Horuu socoo hedhe waligaa, hayaamoo ha hakan
Dadka sadaxa u qeybi, qeybna ka qaado.
Oo waxaad ka qaadataa qeybtii ku quseysa adiga oo kaliya.
waa tan.
●Daalum
●Dambiile
●Iyo daahir
》Daalumku: waa kan naftaadu aysan ka nabad galeynoo adiga uun lug kaa Jara.
》Danbiile waa kan xumaha kugu qalqaalsho.oo hadaad qaldantahay kuu sacabtuma, hadaad saxan tahayna ku yiraah kan dhaafe kan samee.
》Daahirna waa kan markaad qaldan tahay ku waansha, markaad saxan tahayna kuu sacabtuma.
╭┈──────────────
╰┈➤ - Mstr Xigmaawi Yare
Garaadkiis go'ee God hadaad, u dirtay hoyo gacaley
انا لله وانا إليه راجعون
Allaha unaxariisto walaalkeyn ,Ciise macalin xasan oo caawa kugeeriyooday mogadisho,
Ciise waxa uu muddo todobaadyo ah xanuunsanaa magaalada Mogadishu, ee caasimada dalka soomaaliya.
Waxaan xanuunka tacsiyadda la wadaagayaa dhamaan ehelkiyo qarabada uu ka dhashay, sidoo kale waxaan xanuunka la wadaagayaa dhamaan saaxibada aan class wadaaga nahay iyo kuwa aan madarasa wadaaga nahay intaba.
اللّهم اغفر له، وارحمه،وسع قبره، واكرم مدخله
COL IYO CIGAAL INSHA ALLAH WAAN ISI SOO DABA DHIGI DOONAA SHEEKOOYINKA NUUCAANA NAGU DHIIRI GALIYA IDINKUNA OO INOO SII SHARE GAREEYA.
Coming soon
• Ma duurkaa laigu sii deyn
• Mise dugaagtaa la dari
• Haduu sidaa ii galo
• Sun qaadihii jaceylku?
Maanso jaceyl
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
391