25/09/2017
Jimicsiga ama alamitad kaliya uma bahna dadka dhalinyarada ah iyo kuwa aan uurka laheen waxa ubaahan every one dumarka xilig ay uurka leyihin bilaha 1,2,3,4,5 ilmha yari dhaqaaqa uma fiicna o waxa fcn in lailaaliyo blse mar hadi uu gaaro bisha 6 dumarka waxa logu dadaala socodka iyo iney dhaqdhaqaaq sameyso bilaha 8,9 waliba waxa fcn yogada iney badsato waxa lahubaa hadi ilmaha yari dadbanaa dhaqdhaqaaqa yogada inuu siqumati ah ama saxan utoooso taasna fududeenee inuu kafka sogalo asago toosan kadibna dhasho waxa kalo jira yogada qeb Kamida uu furto miskaha taasna wey sahlee inuu dhaqso dhasho ilmaha yari ayadon hoyadu kudhibtoon