07/10/2023
The announcement of Bruno Guimarães who has signed a new contract until 2028.
His release clause worth over $120M, per multiple reports 🤙🇧🇷
Kooxda ayaa ku dhawaaqday Bruno Guimarães inuu saxiixay heshiis cusub oo ilaa 2028. Lacagta qandaraaskiisa lagu burburin karana waa qiimo dhan $120M, sida ay sheegayso majaladda Per multiple reports.
04/10/2023
Groupka geerida ayay dhaheen
28/09/2023
EFL round 4 waxaan ku hagaagnay Manchester United 😂😂
28/09/2023
Maanta oo kale 2016. Gayle🔥
24/09/2023
Full time:
Kooxda aduunka ugu fiican waa raaxaysatay caawa
31/08/2023
Ciyaarahanka bisha August ee kooxda waxaa ku guulaystay Tonali.
31/08/2023
Waakan groupka ay kooxdu ku jirto waa Group F waana guruubka geerida aad buu u adagyahay.
Group of death 🔥
19/08/2023
Waa shaxdii kulankii h**e oon waxba laga badalin.
-Ma gabade