31/08/2021
Arsenal ayaa samaysay go'aanka ugu dambeeya ee suuqa kala iibsiga ee Houssem Aouar iyadoo Edu diirada saartay heshiis gooni ah.
Arsenal ayaa go’aamisay inaysan isku dayi doonin inay la soo saxiixato kubad sameeyaha Lyon Houssem Aouar ka hor inta aan la gaarin 11ka habeenimo ee suuqa kala iibsiga, sida ay wararku sheegayaan. Gunners ayaa xagaaga oo dhan lala xiriirinayay saxiixa xiddiga reer France laakiin waxa ay haatan u muuqataa in ayna doonayn in ay heshiis la gaarto.
31/08/2021
Eduardo Camavinga ayaa si rasmi ah ugu biiray Real Madrid 🤝 Wuxuu u saxiixay heshiis lix sano ah kooxda La Liga.
Heshiiska ayaa ah 30 milyan euro
Man united in kasta oo ay sameeyeen saxiixyo waaweyn xagaagan, haddana taageerayaasha Manchester United ayaa rajo ka qabay inay ku soo biiraan qadka dhexe ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga Talaadada.
31/08/2021
Klopp ayaa dhahay "
"Chelsea waxay u qalantay barbar dhac ..."
Jurgen Klopp ayaa ku faraxsanaa bandhigii Liverpool v Chelsea - mana uusan dareemin in kaarka cas uu siiyay fursad.
30/08/2021
Ku soo dhawaaw page-keyga cusub .
Falaqeyno iyo wax walbaa oo ciyaara la xariira ayaad ka helaysaa halkan.
Follow iyo like igu caawa plz.