Falanqeynta Ciyaaraha

Falanqeynta Ciyaaraha

Share

Page-kaan waxaad ka heli doontaa warbixin walba oo ku saabsan ciyaaraha caalamiga ah iyo dhamaan tartamada wadankeena.

06/01/2026

I've just reached 500 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

26/11/2025

Rigoorayaal baan ku harnay sorry 😞 Dalkeega HOOYO come back strong πŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄

26/11/2025

Penalties guul InshaAllah Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

26/11/2025

Oman 0-0 Somalia wali 55 Daqiiqo ey socoto hadaan kaso baxno Oman group kaan baa na sugaayo oo Nasiib wacan Ocean Stars πŸ‡ΈπŸ‡΄ Guul InshaAllah

26/11/2025

Somali maryooleey Diyaar ma tihin Xulka Ocean Stars πŸ‡ΈπŸ‡΄ waa Diyaar Captain Abdisamad iyo Xertiisa Viva Dalkeega HOOYO πŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄

25/11/2025

Barcelona 0-3 Chelsea

Manchester city 0-2 bayern Leverkusen

Dortmund 3-0 Villareal

Juventus 2-1 Bodo/glint

Waxbaa ka dhacay caawa CL

25/11/2025

Beri iyo kulan Weyn Ocean Stars Vs Oman
Guul lagu farxo InshaAllah Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ ha guuleysato πŸ’ͺπŸ’ͺ

22/11/2025

Muno yariisey na waala dilay waa Asbuuc wareer ah Hambalyo Newcastle united πŸ‘πŸ‘

22/11/2025

Chelsea waa is keentay Liverpool oo tacbaan ah wey dhaantaa wlhi waa 2 aad Chelsea

22/11/2025

War Liverpool maxaa ka qaldan ma Anfield ayaa sidaan ku ororod noqday kan macalin mahan inki toosto ayuu Sanadki h**e ku qaaday Ciyaartoy muhim ahna waa diray Sida Luis Diaz oo kale

17/11/2025

Caawa Xulka Qaranka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ Guul ayaan u rajeeneynaa kahor Ciyaarta Oman ee Arab Cup
Nasiib Indian Ocean 🌊πŸ’ͺπŸ’ͺ🌊

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu