26/10/2025
Ciyaarta ka hor waxa doonto ku hadal lkn ciyaarta ka dib ninkii awood Bata hadal u furan yahay
Yamal Daraad waa iska hadal Waxana la sheegay in Dani Carvajal la hadli doona ciyaarta ka dib
Wana lala hadlay
Waa War badan tahay ee aamus
Baahihiisma ciyaarta ka hor huu laha ani halkaan Baan wax ku karinaaya yamalna garoonka ayuu wax ku karin rabaa lkn hada sheekada waxay kuso dhamaatay maxa la iga rabaa 18 jir lee ihee 😂😂
14/10/2025
Gabadhaan arosada ayaan seemen weyn ku yelatay baraha bulshada somalida malinta aroos keda ninkeda zxpkii ayay idhaha laraacday dabadedna farta ayay qanintay bulsho badan ayaa qababkala duwan uga faaloday...!
Abdinajiib deck (Haldor Najiib)
12/10/2025
Gabadhan Magaceeda waa nafiso Waxay la Ilmeynaysa waa Lacag.
Waxay wacday seygeeda Si ay u Tijaabiso waxayna ku tiri Bbe dhibaato ayaa ku jiraa oo lacag $700 oo doolar kaliya ayaa leyga rabaa oo Hada inaad isoo dirto ayaan rabaa’ waana leygu dhagan yahay ‘
Wuxuu ku yiri ‘Aniga mahayo Hada ee xili kale balami Gabadha kugu dhagan ‘Waxay ku tiri anigu $7 kun oo doolar kuma weydiisan ee waa 700 Boqol kaliya Wuxuuna ugu Jawabay aniga Ma beer bay iga baxdaa lacagta mahaayo hada “
Halkaa mark kuu xaalka marayo ayey narqura oohin Jabsatay
Waxayna tiri Anigu si kalsooni leh ayaa. U wacday , Maanta hadaan ogaan lahaa in uu saan iigalayo Maba wacan laheen waxa maanta igu dhacay waan amini la’ahay mana is laheen $700 doolar kaliya ayuu weynayaa ayey tiri iyada oo ilmaynaysa misana murugo badan ka muuqato’”
05/10/2025
DEG DEG: Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa hadda ka degay magaalada Kismaayo.
24/09/2025
Booliska waaa sxbka bulashada ❌.
Booliska waa cadawga bulshada ✅.
23/09/2025
20qof aya lasoo wadana si in xarig jar loo socdo camal 😂
04/08/2025
Soomaali heshis aah dunida heshis la ah sidaan u sugeeynay maanta waxaay mareeysa Waceesle Abgaal kala qabta. Madaxweynaha sheekadan dhul boobka wuu ku fashilmay.
03/07/2025
Arsenal hada Premier league qaadeysaa😂
01/07/2025
Magaalada Laascaanood, Ninkaan oo lagu magacaabo Khaalid Cali Sanbuuse ayaa waxaa nafta dhaafisay xaaskiisa kadib markii khilaaf uu soo kala dhex galay.
Mindi ayey la dhacday taas oo sababtay in uu geeriyoodo. Maydka Marxuumka ayaa haatan la dhigay Cisbitaalka, wuxuu ku baxay gacanta Xaaskiisa
29/06/2025
Cayaar isiiya hadii kale banad waaye muu dhahay 😂