Waaberi football Accademy

Waaberi football Accademy

Share

๐Ÿ’ฏWAABERIYO WNGSANO WALALAHE WAY IS WATAN โค

Photos from Waaberi football Accademy's post 02/07/2024

GEERI XANUUN BADAN

โ€Ž( ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ)
โ€Žุฅู† ู„ู„ู‡ ู…ุง ุฃุฎุฐ ุŒ ูˆู„ู‡ ู…ุง ุฃุนุทู‰ ุŒ ูˆูƒู„ ุดูŠุก ุนู†ุฏู‡ ุจุฃุฌู„ ู…ุณู…ู‰

Hamada maki Abuukar Wxo kamid aha Ciyartoda Waberi Academy Ehel io Asxb Qarabo wxan liinahy wllk Samir io iiman Allah nagasiyo Janatul firdowso Allah nagu kulmio Aadbay ino Tawatay geerida ku timid wllkeen Hamada maki ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

26/04/2024

Sharmake Ali Ibrahim H**e Usoco
My player
Heegan Sports Club โœ”๏ธ

15/04/2024

Kulan duco ah oo maalinta berri garoonka Eng: Yariisow loogu samayn doono Allah u naxariistee guddoomiyihii ciyaaraha degmada Waaberi Mahad Boorow.

Photos from Waaberi football Accademy's post 29/03/2024

Allah Wxan ugu Barinina Gadomiyahena Ino Qur anka u Aqbalo Naxriis Jano Ino illah siyo Qabrigana Allah uwasaciyo Si Gaar ayay ino tabatay Geeridiis Allah unaxriisto Janatul firdowsa Allah nagu kulmiyo๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ Gadomiye mahad Borow Wax walbo ayuu ino aha Allah unaxriisto๐Ÿ˜ญ

29/03/2024

Xarunta D.Waaberi Salada Casir kadib meshas ino balan I.a

21/03/2024

OGAYSIIS:Waxaan dhamaan bulshada Soomaaliyeed la ogaysiinayaa iyo bahda Sportska in Janaazada walaalkeen Mahad Mohamud Axmed (Boorow) in Lagula dukan doono Masjidka Al Iimaan kana soo horjeeda Degmada Waaberi salaada Jimcada 11:00 duhurnimo.

Inaad kasoo qayb gasho Janaazada walaakeen waxay u tahay Raxmad adigana Ajir ayaa shaqeesanaysaa.

Biri iyo salaada Jimcada Masjida Al Iimaan ee degmada Waaberi.

Warbaahinta dhamaan waa kasoo qayb gali karaan.

20/03/2024

GEERI XANUUN BADAN

โ€Ž( ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ)
โ€Žุฅู† ู„ู„ู‡ ู…ุง ุฃุฎุฐ ุŒ ูˆู„ู‡ ู…ุง ุฃุนุทู‰ ุŒ ูˆูƒู„ ุดูŠุก ุนู†ุฏู‡ ุจุฃุฌู„ ู…ุณู…ู‰

ALLAHA unaxariisrto Gadomiyahina Mahad Mohamud Mahad Injey oo shalay askari hubeesan gurigiisa kudhaawacay,dhaawicii ayuuna saaka u geeriyooday.
Hadano Nahay Waaberi Football Academy Bos weyn ayuu ino tagna
Mahad walalkey bil ramadan ayaa dhimatay waliba gacan ka xaq daran ayaa ku dishay adigaa ahlu janoo ah samir iyo iimaan Allah naga ka siiyo ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

06/11/2023
04/09/2023

Coach Sati C.risaaq baliil full Respect

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu
558883