Abdikani Garaare

Abdikani Garaare

Teilen

Page Abdikhani Garaare, publishes reliable News about inside Somalia and international updates .

12/05/2026

Amniga wadajir ninka save ka dhigay ayadoo xitaa salaad masaajid la Soo aado laga caagana ciyaal weero dartood iyo dhaca

12/05/2026

“Xasan Shekh ah haloo sheego anaga reer Galmudug ayaa nala yiraa doorasho niiko ah kaayeeli meyno waana ka tashaneynaa aayaheena" Abdirahman Abdishakur.

Photos from Abdikani Garaare's post 12/05/2026

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa dib u dhigay ku dhawaaqista natiijadii doorashada la sheegay inay ahayd “qof iyo cod.” Xogo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in xisbiga talada haya looga horreeyo natiijada doorashada,

JSP xisbiga talada haya oo si weyn u jecel guusha, ma aqbali doonaa natiijo uu ku guuldareysto doorashada uu isaga gacanta ku hayo?

12/05/2026

Waxaa hubaal ah in amniga iyo horumarka degmada Wadajir ay maanta ku jiraan gacmo lagu kalsoon yahay. Taliye Guure Colow ma ahan oo kaliya sarkaal ciidan, balse waa hoggaamiye ku sifoobay aqoon, asluub iyo waayo-aragnimo xeel dheer.

nabad ay Reer wadajir dareemayan alle ka sokow waxaa ka danbeeyay taliye Guure oo markii uu Yimaaday dagamada wadajir taaas oo ahyd bahalo galeen ku sifowday dhaca iyo ciyaal weerada ka dib magacabistiisa mudo sanad ah ka dib dad ka reer wadajir aad ugu mahad celiyay inay heleen kii ku haboona nin wax bartay ciidanka aan daaqada ka Soo Galin

12/05/2026

Nooca Doorasho ee ka socda koonfur Galbeed aad loola yaabay maxaa yeelay madaxweynaha waaba la sii ogyahay !! Ku Darso xildhibaanada xitaa villa somalia Soo xuleeso

Sheeq Aadan madoobe waa madaxweynaha kgs Sida iska cad waana nooc doorasho xassan wato

12/05/2026

Madaxweynaha Puntland ayaa galinka danbe ee manta ku wajahan Muqdisho, halkaasi oo Beesha-caalamku ku kulan siinayso Madaxda Federaalka & Mucaaridka.

Photos from Abdikani Garaare's post 11/05/2026

Caawa dagaal kooban ayaa ka dhacay kantaroolka Ban-Qiyaame ee duleedka magaalada Baydhabo. Lama oga cidda weerarka soo qaaday, waxaana weli ka aamusan Fahfaahinta laamaha ammaanka Baydhabo.”

11/05/2026

Xildhibaan Faiza Jeyte”Macalin mahdi meyd gadoo ayuu bilaabay iyo in Madax furashana oo weydiisto,Baabuurkeyga Zaban in lagu dhufto ayuu amray, black list ayaa la i galiyay

11/05/2026

Madaxweynow dadka unaxariso nafta weydhawdahay.

11/05/2026

Madaxweynaha waxaa raali gelin ugu tagay beelaha Dagan miranayo saakay hadal qaldan mid ka mid fadhlan igu shubo ka Soo yeeray

11/05/2026

Hada asigoo la toogan rabo waziir madaxa na furan ayaa madaxweyne........

Wollen Sie Ihr Service zum Top-Fitness-Studio in Osnabrück machen?

Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Lage

Webseite

Adresse


Natruper Str
Osnabrück
49