18/09/2024
Dumarka maxey kujacelyihin Ine is yareyan raga ayagana Mai's yareyan sida dumarka wayahan danbe
halkan waxad kahelesa wax walbo ciyaraha kusabsan iyo koxda chelsea
18/09/2024
Dumarka maxey kujacelyihin Ine is yareyan raga ayagana Mai's yareyan sida dumarka wayahan danbe
Salaada jameecada lagu tukado, waxay 25-27darajo dhertahay mida kaliga ah👏
01/09/2024
💥𝐈𝐭❜𝐬 𝐌𝐚𝐭𝐜𝐡𝐝𝐚𝐲 - Lineup ka macquulka ah:
Shock ayey igu noqon doonta sidan si ka duwan haduu Maresca galabta kusoo shartago
Lavia weli wa dhawac 🤦♂️
Hadafka galabta: Guul ama Guul 🤷♂️ Come on Chelseee💙
01/09/2024
📸-Sancho,Felix,Pedro Neto 🔥💙
21/08/2024
Meqa goal premier league ah ayey dhalin karan xili ciyaaredkan 👇
Pedro Neto
Joao Felix
20/08/2024
Wa boska kaliya kadhiman Barca oo kadhiman
Reer Real iska fiiriyahee Barcelona
Suuqa Chelsea oo shida Jo flex hadana qaten
20/08/2024
🔴⚪️🛩️ Wax dhibaato ah k**a jiraan heshiiska Conor Gallagher.
Qorshaha ayaa ah in Conor uu u safro Madrid ka dib markii heshiiska João Félix la saxiixay oo la dhammeeyay tijaabooyin caafimaad maanta.
Gallagher waxa uu horeba u sameeyay wax walba oo ay ku jiraan caafimaadka iyo heshiisyada uu la galay Atlético Madrid, marka… ma degdegin.
‼️João Félix ayaa ogaaday fursad uu ku aadi lahaa Chelsea. Markii uu ogaaday fursadan uu ugu soo laaban karo kooxda, aad ayuu ugu farxay. Mar walba waxa uu lahaa dareenkan ah in Chelsea ay tahay kooxda ugu fiican isaga. 🎙️ on YouTube
20/08/2024
Koxda chalsea ciyartoy aruris kujirtaa marka waxa lala xaririna Sancho man u waxe kurabta 40 m