21/07/2022
π«π· Samir Nasri: "Markii ugu horreysay ee Pep uu yimid Man City, isbedel ayuu ku sameeyay shaxdiisa, ciyaartoyda qaarna kuma faraxsanayn, wuxuu nagu yidhi, Messi miyaa joogaa?" Waxaan ku niri, Maya. Wuxuu yiri, "Hagaag, haddeey sidaa tahay qofna xaq uma laha inuu ka hadlo[shaxda], sababtoo ah Messi waa ciyaaryahanka kaliya ee aanan waligey dhigin kursiga keydka." π₯
Mid kamid ah tababare+ciyaartoyga ugu fiican Taariikhda kubbada-cagta. π¦π·πͺπΈπ
Follow inoo dheh bogga Football News Daily π
15/07/2022
15/07/2022