Ciyaraha dalka

Ciyaraha dalka

Share

Kuraanaa sports club

03/07/2022
Photos from Ciyaraha dalka's post 15/06/2022

Waxan manta kashekendona maclinkii
h**e ee koxda meesare iyo harka
nolosha io afdhuub io jubbo youth h/wadaag oohatan shaciyay in oo kafarisanrabo macalin nimo waxankurajenayaa guul io hormar wacan maclin hormar wacan coach jeylaai maxamed ali hos kuqor πŸ‘‡ hormar wacan coach aga bin hayah πŸ™Œ

Photos from Ciyaraha dalka's post 13/06/2022

waxaan maanta kashekedonaa midkamid ah ciyartoyda kooxda kubada cagta ee FC SAXIIBADA wakuma ciyaryankas ciyaryankas waa fu-aad maxamed fu-aad maxamed waa ciyaryan dayar oo kasoo ifbaxay koxda FC SAXIBADA io juuma sports clup ugudambenti fu-aad waxaa oohatan kooxda new lions uyahay lacibka ugufican fu-aad waxaku lenahay hormar wacan melwalbajogtid saaxub hambali hambali 1000 io 1jeer coach m.baatey πŸ™ŒπŸ†πŸ’―πŸ‘ˆ hoos kusoqor sxb fu-ad hormar wacan sxb sre

Photos from Ciyaraha dalka's post 12/06/2022

Macalin amiin waa macalin

xifradbadan

Oo hatan maclimiin u ahaay kooxaha harka nolosha io somali star io ceel/dhagey

Macalin amiin waxaa urajeynaa guul waxaa kulehahay hormar wacan

coach amiin πŸ‘ˆπŸ™‹πŸ’–πŸŽ†

Photos from Ciyaraha dalka's post 12/06/2022

waxaan maanta kashekedonaa midkamid ah ciyartoyda kubada cagta ee midinimo wakuma ciyaryankas ciyaryankas waa wezawa konzee wezawa w/Konzey w/ waa ciyaryan dayar oo kasoo ifbaxayo koxda midinimo ugudambenti wezawa waxaku lenahay hormar wacan melwalbajogtid sxb wzwa hambali hambali 1000 io 1jeer coach m.baatey πŸ™ŒπŸ†πŸ’―πŸ‘ˆ hoos kusoqor wzawa hormar wacan

Photos from Ciyaraha dalka's post 11/06/2022

Officially βœ…πŸ’―

πŸ“Š Darwin NΓΊΓ±ez ayaa u safri doona Liverpool isniinta si uu u maro Tijaabada caafimaadka" wuxuuna u saxiixi doonaa qandaraas ku eg ilaa June 2027.

πŸ“Š Benfica waxay heli doontaa €80M oo lagu daray 20M oo gunno ah πŸ‡ΊπŸ‡Ύ.

Xigasho (via CLMerlo )
Waa fogtahey isniinta yaaqeey waan sugi laanahey ninkaan πŸ’ͺ❀

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ cinwaankeeyga aad soo dhaha asxbta idinkoo mahadsan

AΙ’α΄€ Κ™ΙͺΙ΄ Κœα΄€Κα΄€Κœ fans liverpool aa aad igu yare πŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆπŸ‘ˆ

Photos from Ciyaraha dalka's post 09/06/2022

Macalin Maxamed Baatey waa macalin xifradbadan

Oo 1 sano uqaadi saxiibada ee hatan macalin u eh saxiibada sports clup

Macalin maxamed xasan waxaa urajeynaa guul waxaa kulehahay hormar wacan

coach Maxamed xasan yarani πŸ‘ˆπŸ™‹πŸ’–πŸŽ†

Photos from Ciyaraha dalka's post 09/06/2022

waxaan maanta kashekedonaa midkamid ah ciyartoyda kubada cagta ee NEW LIONS wakuma ciyaryankas ciyaryankas waa MAXAMED XASAN YARANI Maxamed Baatey waa ciyaryan dayar oo kasoo ifbaxay koxda new lions io iskuladka ee kala eh alhuufa schol io ugudambenti maxamed batey waxaa oohatan macalinkayahy kooxda new lions maxamed xasan yarani waxaku lenahay hormar wacan melwalbajogtid coach mxamed batey hambali hambali 1000 io 1jeer coach m.baatey πŸ™ŒπŸ†πŸ’―πŸ‘ˆ hoos kusoqor m.batey hormar wacan

03/06/2022

Waxaa Sanadkii 2aad si habsami leh u qabsoomi doono 23ka Bisha June Tartanka kubada Cagta Xaafadaha Isku raranta ee Horn Affric Slums Derby oo ay soo qaban qaabisay Hayada Horn Affric Soccer Charity.

Tartanka Kubada Cagta Xaafadaha Iskuraranta waa tartan sanadle ah oo lagu dhiirigaliyo dhalinyarada jecel kubada cagta ee kunool xaafadaha isku raranta ee aan haysanin garoomada ama goobo ay kusoo bandhigaan xirfadooda kubada Cagta waxaana la qabtaa bisha June sanadkasta waxaa uu socod doonaa 23 June ilaa Bisha July sidoo kale waxaa Macalimiinta Kooxahaab da,yarta ee sida mutadawacnimada Leh ku shaqeeya Lasiin doonaa Seminar aqoon kororsi ee macalinimo.

Da,ada Ciyaartoyda ka qeyb galayso Tartanka waa Sedex qeyb kala ah.

U11 ama 11Jiro iyo waxii ka yar.
U14 ama 14Jiro iyo waxii ka yar.
U16 ama 14Jiro iyo waxii ka yar.

Tirada guud Ciyaartoyda waa 800 oo ciyaaryahan iyo 48 Koox oo da,yar ah oo ka kala imaadey dhamaan xaafadaha isku raranta ah ee magaalada Mogadishu.

29/05/2022

Xidigii h**e ee khadka dhexe ee kooxda mcc alex donchrist ayaa kusoo laabtay kooxda kubada cagta mogadisho city club.
Kadib muddo hal sano ah uu joogay koox ka mid ah kooxaha heerka kowaad ee horyaalka Djibouti.
Waxaana uu wakhti xaadirkan kusoo laabtay kooxdiisa mcc oo uu horay ugula soo guulaystay horyaalka heerka kowaad ee somalia.πŸ‘ˆπŸŽ†πŸ“²πŸ’ͺ

Photos from Ciyaraha dalka's post 25/05/2022

waxaan maanta kashekedonaa midkamid ah ciyartoyda kubada cagta ee ᴍᴇsᴀʀᴇ sα΄˜α΄Κ€α΄›s α΄„ΚŸα΄œα΄˜ wakuma ciyaryankas ciyaryankas waa α΄€sα΄€α΄… α΄€sα΄€α΄… α΄€Κ™ΙͺΙͺα΄‹α΄€ waa ciyaryan dayar oo kasoo ifbaxay koxda buula mesare sports clup io xα΄€sα΄€Ι΄ Κ™α΄€sΚ€Ιͺ ugudambenti α΄€sα΄€α΄… waxaku lenahay hormar wacan melwalbajogtid sxΚ™ α΄€sα΄€α΄… hambali hambali 1000 io 1jeer α΄€sα΄€α΄… α΄€Κ™ΙͺΙͺα΄‹α΄€ πŸ™ŒπŸ†πŸ’―πŸ‘ˆ hoos kusoqor α΄€sα΄€α΄… hormar wacan

Photos from Ciyaraha dalka's post 21/05/2022

waxaan maanta kashekedonaa midkamid ah ciyartoyda kubada cagta ee jubbo youth bondheere wakuma ciyaryankas ciyaryankas waa cabdi shakur cabdi shakur oo kumagacdheer azpilicueta ciyaryan dayar oo kasoo ifbaxay koxda buula bisharo io ex koonis ugudambenti azbilicueta waxaa waxaku lenahay hormar wacan melwalbajogtid azbilicueta hambali hambali 1000 io 1jeer cabdi azbilicueta πŸ™ŒπŸ†πŸ’―πŸ‘ˆ hoos kusoqor juuma hormar wacan

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu