03/07/2022
Ciyaraha dalka
Kuraanaa sports club
03/07/2022
15/06/2022
Waxan manta kashekendona maclinkii
h**e ee koxda meesare iyo harka
nolosha io afdhuub io jubbo youth h/wadaag oohatan shaciyay in oo kafarisanrabo macalin nimo waxankurajenayaa guul io hormar wacan maclin hormar wacan coach jeylaai maxamed ali hos kuqor π hormar wacan coach aga bin hayah π
13/06/2022
waxaan maanta kashekedonaa midkamid ah ciyartoyda kooxda kubada cagta ee FC SAXIIBADA wakuma ciyaryankas ciyaryankas waa fu-aad maxamed fu-aad maxamed waa ciyaryan dayar oo kasoo ifbaxay koxda FC SAXIBADA io juuma sports clup ugudambenti fu-aad waxaa oohatan kooxda new lions uyahay lacibka ugufican fu-aad waxaku lenahay hormar wacan melwalbajogtid saaxub hambali hambali 1000 io 1jeer coach m.baatey πππ―π hoos kusoqor sxb fu-ad hormar wacan sxb sre
12/06/2022
Macalin amiin waa macalin
xifradbadan
Oo hatan maclimiin u ahaay kooxaha harka nolosha io somali star io ceel/dhagey
Macalin amiin waxaa urajeynaa guul waxaa kulehahay hormar wacan
coach amiin ππππ
12/06/2022
waxaan maanta kashekedonaa midkamid ah ciyartoyda kubada cagta ee midinimo wakuma ciyaryankas ciyaryankas waa wezawa konzee wezawa w/Konzey w/ waa ciyaryan dayar oo kasoo ifbaxayo koxda midinimo ugudambenti wezawa waxaku lenahay hormar wacan melwalbajogtid sxb wzwa hambali hambali 1000 io 1jeer coach m.baatey πππ―π hoos kusoqor wzawa hormar wacan
11/06/2022
Officially β
π―
π Darwin NΓΊΓ±ez ayaa u safri doona Liverpool isniinta si uu u maro Tijaabada caafimaadka" wuxuuna u saxiixi doonaa qandaraas ku eg ilaa June 2027.
π Benfica waxay heli doontaa β¬80M oo lagu daray 20M oo gunno ah πΊπΎ.
Xigasho (via CLMerlo )
Waa fogtahey isniinta yaaqeey waan sugi laanahey ninkaan πͺβ€
πππππππππππππππ cinwaankeeyga aad soo dhaha asxbta idinkoo mahadsan
AΙ’α΄ ΚΙͺΙ΄ Κα΄Κα΄Κ fans liverpool aa aad igu yare πππππππππ
09/06/2022
Macalin Maxamed Baatey waa macalin xifradbadan
Oo 1 sano uqaadi saxiibada ee hatan macalin u eh saxiibada sports clup
Macalin maxamed xasan waxaa urajeynaa guul waxaa kulehahay hormar wacan
coach Maxamed xasan yarani ππππ
09/06/2022
waxaan maanta kashekedonaa midkamid ah ciyartoyda kubada cagta ee NEW LIONS wakuma ciyaryankas ciyaryankas waa MAXAMED XASAN YARANI Maxamed Baatey waa ciyaryan dayar oo kasoo ifbaxay koxda new lions io iskuladka ee kala eh alhuufa schol io ugudambenti maxamed batey waxaa oohatan macalinkayahy kooxda new lions maxamed xasan yarani waxaku lenahay hormar wacan melwalbajogtid coach mxamed batey hambali hambali 1000 io 1jeer coach m.baatey πππ―π hoos kusoqor m.batey hormar wacan
03/06/2022
Waxaa Sanadkii 2aad si habsami leh u qabsoomi doono 23ka Bisha June Tartanka kubada Cagta Xaafadaha Isku raranta ee Horn Affric Slums Derby oo ay soo qaban qaabisay Hayada Horn Affric Soccer Charity.
Tartanka Kubada Cagta Xaafadaha Iskuraranta waa tartan sanadle ah oo lagu dhiirigaliyo dhalinyarada jecel kubada cagta ee kunool xaafadaha isku raranta ee aan haysanin garoomada ama goobo ay kusoo bandhigaan xirfadooda kubada Cagta waxaana la qabtaa bisha June sanadkasta waxaa uu socod doonaa 23 June ilaa Bisha July sidoo kale waxaa Macalimiinta Kooxahaab da,yarta ee sida mutadawacnimada Leh ku shaqeeya Lasiin doonaa Seminar aqoon kororsi ee macalinimo.
Da,ada Ciyaartoyda ka qeyb galayso Tartanka waa Sedex qeyb kala ah.
U11 ama 11Jiro iyo waxii ka yar.
U14 ama 14Jiro iyo waxii ka yar.
U16 ama 14Jiro iyo waxii ka yar.
Tirada guud Ciyaartoyda waa 800 oo ciyaaryahan iyo 48 Koox oo da,yar ah oo ka kala imaadey dhamaan xaafadaha isku raranta ah ee magaalada Mogadishu.
29/05/2022
Xidigii h**e ee khadka dhexe ee kooxda mcc alex donchrist ayaa kusoo laabtay kooxda kubada cagta mogadisho city club.
Kadib muddo hal sano ah uu joogay koox ka mid ah kooxaha heerka kowaad ee horyaalka Djibouti.
Waxaana uu wakhti xaadirkan kusoo laabtay kooxdiisa mcc oo uu horay ugula soo guulaystay horyaalka heerka kowaad ee somalia.πππ²πͺ
25/05/2022
waxaan maanta kashekedonaa midkamid ah ciyartoyda kubada cagta ee α΄α΄sα΄Κα΄ sα΄α΄Κα΄s α΄Κα΄α΄ wakuma ciyaryankas ciyaryankas waa α΄sα΄α΄ α΄sα΄α΄ α΄ΚΙͺΙͺα΄α΄ waa ciyaryan dayar oo kasoo ifbaxay koxda buula mesare sports clup io xα΄sα΄Ι΄ Κα΄sΚΙͺ ugudambenti α΄sα΄α΄ waxaku lenahay hormar wacan melwalbajogtid sxΚ α΄sα΄α΄ hambali hambali 1000 io 1jeer α΄sα΄α΄ α΄ΚΙͺΙͺα΄α΄ πππ―π hoos kusoqor α΄sα΄α΄ hormar wacan
21/05/2022
waxaan maanta kashekedonaa midkamid ah ciyartoyda kubada cagta ee jubbo youth bondheere wakuma ciyaryankas ciyaryankas waa cabdi shakur cabdi shakur oo kumagacdheer azpilicueta ciyaryan dayar oo kasoo ifbaxay koxda buula bisharo io ex koonis ugudambenti azbilicueta waxaa waxaku lenahay hormar wacan melwalbajogtid azbilicueta hambali hambali 1000 io 1jeer cabdi azbilicueta πππ―π hoos kusoqor juuma hormar wacan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Mogadishu