Bin ahmed

Bin ahmed

Share

somalia somali baa leh Ninki hanyar baa hurdada ka dhargee alla maxey himaladu qalbiga holcisaa

09/10/2025

Askari intii hooyo somaliyeed agtiisa lagu diley iska laafyoonaayo maxay tahey
📍Goobta waa beydhabo maqley

09/10/2025

Garigaan lagu buufiyey sumada NISA ayaa lagu arkey wadoyinka mogadishu oo rag macawisley ah saranyihiin

07/10/2025

Meshan saa loogu niikinaayo waa xafiiska maamulka hirshabeele laga maamulo ee
ALI GUUDLAAWE

06/10/2025

Oo youtube leyda waa la iska xiran karaaa miyana🤣🤣

05/10/2025

Nisa oo soo bandhigtey gaarigii qarax geystey

05/10/2025

Xasan sheekh oo ugu dambeyn kismaaayo gaarey

02/10/2025

Seylac maanta gacanta la isku la tagey🤣

01/10/2025

Ucode midkaa jeclaan laheyd inuu qabto xilka 2026-2030
Farmaajo love ❤️
Xasan sheikh like👍

Photos from Bin ahmed's post 01/10/2025

Ciidamo hor dhac u ah safarka madaxweyne xasan shiikh oo lagadajiyay magaalada ksimaayo.
Ina suuban iyo ina sabriye way hishiiyeen

30/09/2025

Waa muuqaalkii ugu dambeeyay ee laga duubay Alle ha u naxariisto Janaraal Farxaan Qaroole Taliyihii h**e ee Ciidanka Haramcad isagoo hawlgal u aaday deegaanka Basra. Manta oo kale ah 30/09/2022 ayuu ku geeriyooday.

30/09/2025

Team foodo, maxay maganyihiin by kula tahy.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Mogadishu