12/12/2022
Achraf Hakimi ayaa yiri "hadii aan kareebno xulka France koobka aduunka sidee ayaan ugu laaban doonaa magaalada Paris😅."
sports
12/12/2022
Achraf Hakimi ayaa yiri "hadii aan kareebno xulka France koobka aduunka sidee ayaan ugu laaban doonaa magaalada Paris😅."
Wariye Moroccan ah oo farxadu qaaday ayaa yiri "waxaan ahay wariye Moroccan ah waxaan ku hadli doonaa luqada English-ka ilaa ay suurtagal noqoto inay ifahmaan wariyaasha/saxaafadda waxa aan leeyahay,Yassine iyo Coach Woalid maanta waxaad sameyseen taariikh,madoonayo inaan su'aal idin waydiiyo kaliya waan idiin mahadcelinayaa,waxaan rabaa inaan idiin mahadceliyo maxaa yeelay midaan horay umaysan dhicin/laguma arag dhanka kubadda cagta wadanka Morocco, waxaad sooceliseen kalsoonida da'yarta guud ee wadanka Morocco. 40M oo Moroccan ah ayaad kufaraxsan waxaad maanta sameyseen,waad mahadsan tahay Coach Woalid waad mahadsan tahay Yassine Bounou wax kasta oo aad qabateen.
12/12/2022
Maadaama koobka aduunka uu marayo meel gabogabo ah ee wareega Semifinal-ka ama nus dhamaadka. Yay kula tahay inay qaadan karaan sadexdaan abaalmarin. Best Player of the World Cup Ciyaar yahankii ugu fiicnaa World Cup ka,Golden Boot ka kabta dahabiga ah ee lasiiyo ciyaar yahanka ugu goal dhalinta badan iyo Golden Gloves ka gacanta dahabka ee ka lasiiyo goal-hayaha ugu fiican World Cupka.Ani ahaan Messi iyo Luka Modric kii usoo baxa Final-ka ayaa qaadan doona Best Player ka,Mbappe ayaa qaadan doona Golden Boot ka,Halka Yassine Bounou aan isleeyahay Golden Gloves ayaa lasiin doonaa waayo xulal adag ayuu soo wajahay oo waliba uu reebay. Adi yaad isleedahay way qaadanayaan?
12/12/2022
Achraf Hakimi ayaa yiri "hadii aan kareebno xulka France koobka aduunka sidee ayaan ugu laaban doonaa magaalada Paris."
11/12/2022
Neymar ayaa barbareeyay dhanka goalasha guud ee uu udhaliyay xulkiisa Brazil 🇧🇷 waxa uuna lasintay Legend-gii h**e Pele Brazil waxayna haatan wada haystaan min 77 goal.
11/12/2022
Wareega Semifinal-ka ama nus dhamaadka koobka aduunka waxaa iskugu soo haray 4 wadan. Argentina 🇦🇷 VS Croatia 🇭🇷 oo ciyaari doona 13 December iyo France 🇫🇷 VS Morocco oo ciyaari doona 14 December.
Asc asxpta 🤝
ku soo dhawada bage kena cusub.
Wxaadna kala socon kartaan ama aad ka bogan kartaan barnaamij yada ku saabsan (sports⚽️) ka.
Sidoo klana Wxaa idiin daadihin doono anigoo ah king cazaam.
11/12/2022
Kulka France 🇫🇷 iyo Morocco 🇲🇦 ayaa kuwada ciyaari doona garoonka Al Bayt Stadium 14 December.