Abdifatah Kante

Abdifatah Kante

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdifatah Kante, Mogadishu.

Photos from Abdifatah Kante's post 20/08/2025

Alhamdulillah
QofwalBO waxa ku dhacayo cid ogan karto MaLaHaN waxwaLBO Bilow iyo dhammaaD Ayey Leeyihiin waa HaBeen-nimo ArBaco aH
2️⃣0️⃣/8️⃣/2️⃣0️⃣2️⃣5️⃣ugu DamBeyn waxa isaga Tagay kooxDa MCC
Goordhow waxa Rajeynaa inan garoomaDa DIB ugu soo LaaBan Doono inshallh 🙏🤲

Photos from Abdifatah Kante's post 17/05/2025

Alhamdulillah
Safarkeyga Bilowgiisa wuu ii wacnaa Wllheyga INaN Bilow Fiican Laso qaaTay lknse uusan ii Noqonin dhamaaDkiisa MID anga ii wacnaa SI walpo Ay aHaaTO waxa illah inoo Rumeeyey Waxa Usoo RafaaDnay
DHammaan Family MCC HamBaLYO FarxaDaan QeyB weyn ayad ku Leedihiin🏆❤️💙

Photos from Abdifatah Kante's post 05/05/2025

Alhamdulillah xaallaD Walpo aaD ka sugan Tahay Illah aya uBaaHan inaaD UmaHaD celiso🙏🤲
Muddo aya waxa garoomaDa ugu maqanaHay Angoo RaBay inan saacido kooxDeyDa lknse Dhaawac aaD iyo aad udaran iso gaaray intaan kuppad ciyarayey manan arkn midkan midka sii Daran lknse waxa Rajeyna mardhow inan DIB Ugu Soo LaaBTO GaroomaDa inshallh walipo Angoo SIDii H**eyti midka Sii adag inshallh
Kaliya waxa idinka Codsanayaa inaaD iso Duceysaan inu illah ducadiina ii aqpalo inshallh🙏🤲

Photos from Abdifatah Kante's post 08/02/2025

Alhamdulillah 🙏🤲

Photos from Abdifatah Kante's post 01/02/2025

Alhamdulillah
MaanTa waxaD BeeRaTID
AyaD BERITO Heleysaa
One Family ❤️💙

Photos from Abdifatah Kante's post 26/01/2025

Qofne Haka sugin shaqada adag inuu kugu dhiiri-galiyo Lknse Qofwalpo wuxu kugu SaCaB Tumaa
Guullaha aaD gaarto 🔥❤️🤝

Photos from Abdifatah Kante's post 19/01/2025

H**e USoco SI walpo wadooyiinka u adag yihiin
Waxay kugu Hogaaminayan MeeL Maamuus LeH💪🩸

Photos from Abdifatah Kante's post 09/01/2025

Ha is dhiibin Hana Raja dhgin
Maalin MaaLMaHa kamiD AH NaFTaaDa Aya umaHad celin DoonTaa 🤝❤️🔥🩸

Photos from Abdifatah Kante's post 06/01/2025

Sawirka waxa igu whelinaayo my dear pig prother
Captain Ciise apdulkadir Hussein 🙏❤️

Photos from Abdifatah Kante's post 04/01/2025

QofwaLBO guulleysTo wuxu LeeyaHay
SHeeko xanun LeH
SHeeko waLBO Xanun Leh DhamaaDkeDane
Waaa GUUL 🩸💪🫡

Photos from Abdifatah Kante's post 14/12/2024

Marwalpo aaD joog Teyso DaDaalkaaga
Waa Marwpo aaD guusHaaDa usii dhawaneyso💙❤️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu