Dhexyar Nation

Dhexyar Nation

Share

Welcome! Fitness | Tips | Nutrition. GIRLS ONLY. 📍Somalia

21/04/2023

Eid wanaagsan Gabdheheyga ✨

Photos from Dhexyar Nation 's post 13/03/2023

Healthy breakfast 😋😋

Quraac fudud oo caafimaad iyo macaan ka dhan

Wexee ka koobantahay👇🏾👇🏾

Moos 🍌
Loos 🥜 🌰
Blueberry 🫐
Yogurt
Mushaari

Be fit, Stay fit.

28/01/2023

5 Cuntooyinka caawiya xasuusta.

- Loos.
- Koosto.
- Canabka biyihiisa.
- Afakaadho.
- Malay.

Intaas hadii ku dartid diet kaada waa xaqiiq In xasuustada wax iska badalayaan gacalo.

23/01/2023

Sababta ee ufiicantahay maalinti ina 2Ltr oo biya cabto wexee ka caawinee 👇🏾👇🏾👇🏾

1- Kiliyaha cudurada ka difaaca.
2- Xididada isgaarsinta dhiiga caawiya.
3- Dheefshiidka cudurada ka difaaca.
4- Metabolism-kaada uu badinaa.
5- Maqaarka jirkoo qurxiyaa.
6- Unugyada difaaca jirka uu adkeeya.
7- Malintii 2Ltr oo biyaha hadii cabtid natiijo laga sheekey karin baa isku arkee.

Be fit, Stay fit.

21/01/2023

4 taan hadi diet-kaada ku dartid waa xaqiiq ina isbadal wayn isku arkaysid.

Broccoli 🥦
Banana 🍌
Eggs 🥚
Spinach 🥬

Be Fit, Stay Fit..

01/01/2023

Sanad cusub
Mowjad cusub
Jir cusub
Maskax cusub
Fikir cusub
Xaalado cusub

Kulli waa so dhaweyneena ilahey mahad iska leh oo 2023 nabad nugu gaarsiiyey.

Be Fit, Stay Fit.

08/12/2022

Miisan dhimista lugu sheega way kuu fududaan leheed hadii maalin walba qudaar qodobadaan leh cuntin⬇️⬇️

1- Nafaqada ku badantahay Lkn xeerta ku yartahay.
2- dareemesid ina ku dargeesid oo baahi kugu sii dileen.
3- Sokor dabiici ah leedahay oonan kaa rabin ina sokor gacan ku sameys ah ku dartid.
4- vitamiinada iyo macdantahay ku badantahay.

Qudaar badan aa jirto oo xeer badan leh, Sokor leheen, ku dhar jineenin, macdanta iyo vitamiinda ku yaryihiin.

Wadankeena alx qudaarta wayku badantahay ayadoo fresh ah, raqiisna ah marka aanka fa’ideysane gabdho.

Gacalo kafiirso qudaraadka aad cuneyso.

Be Fit, Stay Fit.

07/12/2022

Qaraha (Watermelon) 🍉 sababaha uu maqaarkaaga uugu fiican yahay ka fa’ideyso⬇️⬇️.

1- Maqaarka buu qoynaa oo qaleelka jilifta kenayso buu kaa ilaalin.
2- Wuxuu yareena gudguduudka maqaarka siiba wajiga.
3- Unugyada maqaarka dhintay buu dib uso celinaa.
4- Da’da wajiga ka muuqaneyso buu kahortagaa iyo miinta.

Be Fit, Stay Fit..

06/12/2022

Sababta oo fiber badan ina cunto muhiim utahay?

1- Baktiiriyada calooshaada kujirto bee ka farxinee Ileen markee kacsantahay wee ku xanuujinee.

2- Hadii rabtid miisan ina iska dhinto wee ku caawinee saa’id.

3- Curudo badan oo dheefshidka ku dhaca bee ka caawine.

4- Calool fadhiga bee ka yareena.

Maalintii waqti walba aan cunteenesid ku dalaal cuntadaada inee fiber-ka ku badan tahay.

Body By Dhexyar ✨

Kala xariir WhatsAppka
+252619497276
Ama instagram & Facebook

Be Fit, Stay Fit.

01/12/2022

Cuntada u ogolaw ine daawadaada noqoto, daawadaadane u ogolow ine cuntadaa cunto noqoto.

Be Fi, Stay Fit.





30/11/2022

Gacalo waxaa cuntid uun baa noqonee, cunto caafimaad leh hadii cuntid caafimaad baa yeelanee.

Daawada saxdaa lugu sheega waa cuntadaa cuneysid ❤️.

Be Fit, Stay Fit

15/09/2022

Caafimaadka dhan lugu sheega wa ina cunta saxan cunto.

Cunto jirkaaga ufiican waa daawada kali aad u baahantahay runtii, ee ku dadaal cuntadaada.

Be Fit, Stay Fit by Dhexyar Nation

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu