07/11/2024
Full-time Manchester United 2 Paok Thessaloniki 0
Waxan ciyaar ma ehen Frastration kudheelnay 3daas dhibac maanta Amad dialo noo xoogay Special Player marka hesato maanta cml ku baxsan karo
Waxaa garoonka ushidneed Amad dialo sidoo kale k**a shar yareen Mazraoui sidoo kale wadaa ciyarta saameyn wayn ku lahaa
07/11/2024
๐ดโช๏ธ๐๐๐๐-๐ง๐๐ ๐: Manchester United Vs Paok Thessaloniki
Waxa aan ku dhibanahay Maamulka Kubada.
Ma jiro bandhig Shaqsiyeed Oo qaybtaan 1aad aragnay.
Fikirkaaga Qaybta h**e ee Ciyaarta?
07/11/2024
Rasmi: Shaxda Rasmiga ee uu Soo xushay Macalin Ruud Van Nistelrooy Ciyaarta Caawa.
Sidee Kula Tahay Shaxda Caawa?
07/11/2024
๐จ | Geovany Quenda waa xirfadle u Ruben Amorim jeclaan lahaa inuu mar kale la shaqeeyo mustaqbalka.
Iyadoo 17-sano jirkan ay si weyn indhaha ugu hayaan kooxaha ka ciyaara Premier League. []
07/11/2024
๐จ๐ด | ๐ ๐๐ง๐๐ ๐๐๐ฌ
๐ฎ Manchester united x Paok Thessaloniki
๐ Tartanka. Europe league
๐ท๐ดGarsooraha Radu Marian
๐ค Round 4
๐ 07 November 2024
โฐ 11:00pm Xiliga Geeska Africa
๐บ Beinsport 1
๐ Old traffod Stadium
๐ค Cisaam Shuwali
โข Manchester United Ayaa Caawa Soo Dhawayn Doonta Kooxda Reer Greece Ee Paok Thessaloniki Kulan Ka Tirsan Koobka Yurub Ee Europe League-ga Wareegiisa 4aad.
Fikirkaaga Ku Aadan Dagaalka Caawa?
07/11/2024
๐จ๐ฉ๐ช Manchester United ayaa wax ka weydiisay Leroy Sane Mustaqbalkisa, kaasoo noqon doona Mid xor ah dhamaadka xilli ciyaareedkan. Wuxuu go'aan ka gaari doonaa mustaqbalkiisa ka dib wadahadal uu la yeesho Bayern. []
05/11/2024
โข Manchester United ayaa qorsheyneysa inay bilowdo wadahadalo cusub oo ay kula soo saxiixaneyso Jarrad Branthwaite xagaaga soo aadan.
โข Dan Ashworth waxa uu aaminsan yahay in uu ku haboonaan doono qaabka uu u ciyaaro Ruben Amorim iyo shaxdiisa 3-4-3.โ๏ธ
04/11/2024
๐จ ๐| Ruben Amorim:๐ฃโHaddii natiijada aan kala kulano Man City ay noqoto mid xun, rajada ay iga qabaan taagerayadha United hoos ayay u dhici doonta."
"Laakiin haddii aan ka badino waxay u malayn doonaan in Alex Ferguson cusub uu yimid! ๐คฃโ []
04/11/2024
๐จ CUSUB: Ruben Amorim wuxuu รlvaro Carreras dib ugu soo celin karaa - kala iibsiga wuxuu heli karaa daqiiqad. United ayaa Carreras ku heysata ยฃ16.7m buy-back clause, Amorimna si fiican ayuu u yaqaan. []
04/11/2024
Rรบben Amorim's Iyo Kooxdis Sporting waa kooxda kaliya ee horyaalada ugu waa weyn Yurub ee heysta rikoor fiican ๐ฏโฌ๏ธ
โช๏ธ 10 ciyaaray
โช๏ธ 10 guul
โช๏ธ 35 gool
โช๏ธ 3 goal kaliya laga dhaliyay
04/11/2024
DEG-DEG: Leny Yoro ayaa la filayaa inuu ku soo laabto kooxda kulanka Manchester United ay wajaheyso Ipswich Town 24ka November โ kulanka ugu horreeya ee Ruben Amorim. [standardsport]