Moha abdi

Moha abdi

Share

moha abdi waxaa kaheli kartaa waxkasta oo kuxiisa geliya Ka lasoco wax yaabo ku xiiso galiyo

14/04/2025

waxaa hubaal ah inuu video-gaan noloshaada uu saameen kuleeyahay eeyna jiraan dad badan oo dhibane u ah oo kuwaayay waqtigii eey wax qabsan layaayeey hadaba waxaan kaaga digaa inaa yareeysato balwada internetka ama aadhahdo majirto wax ladhaho balwad internetka.

13/12/2024

xasan shiikh waa waalan yahay waana lasixray ee aaway baarlamaankii🤐 laga rabay inuu kashaqeeyo danaha shacabka iyo kuwa mustaqbalka xasan waa cadeestay munaafaq
nimadii daneesta nimadiisii ee yaaka aqbali doono heshiiskii lugubixiyay bada soomaaliyeed bada soomaaliya ma halqof ayaa goaan kagaari karo misa waa hanti qaran oo waxeey
kadhexeysaa 24milyan oo somali ahwaxaan filayaa in laquraan saaridoodo xasan oo katoba keenidonoqaladaadka iyo caadoqataanimada faraha badan oo keentay in 24 saac gudahood kubaabi.isay sumcadiisomaliween tusale hishiiska badawaxaa kamid ahaa in la'aqoonsado xududa itobiya itobiyana ey aqoonsato madax banaanida
somali 😪😪😪😪😪
gorme somali xuroobi dontaawaayaabe
🤔🤔🤔🤔🤔

07/11/2024

waa maxaay hologram
hologram waa tiknoolajiyad casriya oo lagu sameeyo 3d hologram science project

05/11/2024



Ma doonaysaa inaad wax badan ka ogaato sida holograms-ka cajiibka ahi u shaqeeyaan? Muuqaalkan, waxaan si qoto dheer ugu sharaxeynaa sida teknoolajiyada hologram-ku ay u abuureyso muuqaalada 3D ee hawada ka muuqda, laakiin aan taaban karin! Waxaad sidoo kale baran doontaa noocyada kala duwan ee holograms-ka, sida laser-yada iyo projectors-ka loogu adeegsado abuurista muuqaalladan cajiibka ah, iyo sida ay teknoolajiyadan u bedeli karto mustaqbalka isgaarsiinta, waxbarashada, iyo xitaa xayeysiinta.

Waxyaabaha aad Muuqaalka Ka Baran Doonto:

1. Waa maxay hologram, iyo sida ay ugu eg yihiin muuqaal 3D ah oo hawada ka muuqda.

2. Sida laser-ka iyo iftiinka loo isticmaalo si loo abuuro hologram-yada.

3. Halka maanta laga isticmaalo holograms-ka iyo saamaynta ay ku leeyihiin goobaha muusikada, xayeysiinta, iyo bandhigyada.

4. Mustaqbalka teknoolajiyada hologram-ka iyo sida ay nolosheena u bedeli karto.

Haddii aad xiisaynayso teknoolajiyada casriga ah iyo isbedellada cajiibka ah ee soo socda, subscribe saar kanaalka, like saaro muuqaalka, oo la wadaag asxaabtaada si ay iyaguna wax uga bartaan holograms-ka!

---

Tags:

---

Waad ku mahadsan tahay daawashadaada! Nala soco si aad wax badan uga barato teknoolajiyada casriga ah iyo sida ay noloshaada u bedeli karto.

06/10/2024

makulatay somali iyada oo kajiro musuq maasuqa lambar 1 heerka ugu sareeya caalamka ayaa lagasoo saari karaa shidaal.
maxuma in shidaal lasoo saaro balse manoqon doonaa mid si saxan looga faa.iideestay

soomaalida markasta xumaanta waa u horeesaa wanagsanaan laheedaa in aan wanaaga u horeeno sida uu Allah nooga nigay kuwa heesta qeeyraadka ugu badan caalmka

16/06/2024
11/06/2024

lacagtu Mar beey kuu furtaa wado shalay kaa xirneed aan isku dayno in aanan is dhiibin markii aan kufno iskuday inaa kacdo. nolosha waxkasta waa macquul waana sida aa adiga kadhigato niyadjabka waa waxa 1 ka ah bur burka noloshada ha isdhiibin ee horay usoco hadafkaaga waagaari doontaa inshaa allaah

19/08/2021
17/08/2021

This dad builds a wooden Ferrari Laferrari Aperta for his son.

Credit: ND - Woodworking Art/YT

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


112212
Mogadishu
1111