Hortaada eeg hana jee jeesan

Hortaada eeg hana jee jeesan

Share

ku soo yaaca aan kala faa iid nee

16/03/2022

Barashada Nafaqada:
NUUCYADA NAFAQADA IYO
SHAQADOODA:

Nafaqo ayaa guud ahaan waxa ay tahay sheey ama kimiko aad cuneyso si aad uga hesho tamar, caafimaad iyo koritaanka jirkaaga si aad u sii noolaato.
Nafaqada ayaa guud ahaan waxaa loo kala qeybiyaa labaa nuuc oo waaweyn oo kala ah :
a) kuwa tamar looga baahan yahay oo loo yaqaan energy giving food.
b) iyo kuwa kale oo aan tamar looga
baahneyn oo ayagana loo yaqaan non-energy giving food.

a)Energy giving food waxaa ka mid ah sadexdaan nuuc ee nafaqo ah:-
a) Carbohydrates
b) Fats
c) Proteins.

b)Non-Energy giving food wax aka mid ah
kuwaan hoos ku xusan:-
a) Vitamins
b) Minerals
c) Water

04/07/2020

Maku waani laheyd walalkeena khadar keeyow in uu noqdo askari katirsan xooga dalka

24/06/2020

reer health care su.aasha kuu muqata kawabteeda tiim
soyaft waan idinka donayaa wax iigaga sheega

23/06/2020

horey ma.Wada soconaa asxabtey daay

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu