Mohamad Dhaayow

Mohamad Dhaayow

Share

Xaliye

29/04/2022

Sqlaam asxbta

13/04/2022

Astaanta degmada buur hakaba

13/04/2022

Ramadan Kariim

06/01/2022

War bege kan ii kala kiciya

18/04/2021

Ha dhiman geerida ka hor

03/04/2021

Marka aad qof dhibaateysan caawiso, qalbigiisana farxad geliso

Waxey ka mid tahay daqiiqadaha nolashaada ugu quruxda badan

23/03/2021

Dhiirigelintu waa sida cunto maskaxda la siinayo kagama dhergasid hal fadhi waa in aad ku soo noqnoqodka badisaa.
Dhiirigalintu waa dhaqaajiyaha naftaada waa ka sabab u noqda inuu qofku uu qabto hawl heerkeedu aad u sareeyo, gaadhsiyana natiijo aad u wayn waana furuha keena inuu qofku gaaro guul,ogsoonaw gaadhigu ma socdo bilaa shidaal, dadkuna waa sidoo kale guul ma gaaran ilaay helaan dhaqaajiye (dhiirigalin) Hadaba dhaqaajiyaha nafeed waxaad kuheli kartaa adigoo naftaada tuso aragti fiican sidaa ayaad guul ku gaari kartaa.Dhiirigalinta waxaa kamid ah ineey dadku kugu dhiirigaliyaan, inuu waalidkaaga ku dhalay kugu dhiirigaliyo hankaaga iyo himiladaada ama inaad adigu naftaada isku dhiirigaliso wanaaga. Qofka bini aadanka haduu helo dhiirigalin iyo daryeel joogta ah waxaan shaki ku jiri inuu nolosha guul ka gaari karo kuna noolaaneyo farxad iyo reyn reyn

17/03/2021

Ma Ogtahay in qofka ay saaxiibtinimadiisu wax ku tari wayday aanay cadaawaddiisuna waxba ku yeelayn.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Jaale Siyaad Street
Mogadishu