macalin nuur amiin

macalin nuur amiin

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from macalin nuur amiin, Sports Team, km4, Mogadishu.

02/12/2022
17/10/2022

Wiilasheydiii 🥰

17/10/2022

Geesi & Halyey Qaran 🥇🏆

Photos from macalin nuur amiin's post 16/10/2022

Sawiro quruxbadan

16/10/2022

Wilasheydii

16/10/2022

Guul waliba waxa ay lee dahay Aabo, usoo dhabar adeegay!

Macalin Nuur Maxamed Amiin waxa uu kamid ahaa sadax macalin, oo soo tababartay Xulki Qaranka Soomaaliya ee gaaray finalki ciyaaraha Cecafa Under-17 ee 2018, hasayeeshee sadaxdi macalin ee uu kamid ahaa Macalin Nuur Maxamed Aamiin looma qaadan in ay sadaxdoodiba mid uun uu noqdo xiligaas macalinki Koobka Cecafa Under-17 ee 2018 ku hogaamin lahaa xulka, guuddoomiyihi xiriirka ee xiligaas Cabdiqani Saciid Carab ayaana si ula kac ah uga reebay oo midkoodna u dooran.

Si kastaba ha ahaatee, dheemanka, sida lagu helo waa ay adag tahay, si waliba ee dhooqada looga tago ama lagu ilaabana waa mid aan qiimihiisu waxba u dhimayn, sidoo kalana, dhaldhalaalkiisu uusan is badalayn.

Macalin Nuur Maxamed Amiin, aad ayaad ugu mahadsan yahay dadaalkiisa guulaystay ee aan maanta u wada dabaal dagayno. Waxa uu soo dhisay koox farsamo ahaan aad u wanaagsanayd, sidoo kalana u diyaarsanayd guusha ay maanta xulkooda Soomaaliya u soo hoyeen.

16/10/2022

Guulshu wa sidey u bilaabatay Insha allah shacabkeygiyow

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Km4
Mogadishu