Mohamed isxaaq ibraahim

Mohamed isxaaq ibraahim

Share

Hoyga Ciyaaraha Dalka.

04/08/2022

Kal saraynta Horyaalka Heerka Koowaad Ee Somali Premier League 2021-2022.

18/07/2022

DEG DEG: Kooxda Horseed Xidigo Katirsan Oo Qaranka Lagu Daray Ayaa Kamaqan Kulan Casho Ah Oo Qaranka Loo Sameeyay.

Farxaan Xidig,Ibraahim Rasta,Qubaaye Iyo Ayman Ayaa Gabigooba Hoolka Kamaqan Ayadoo Bari Qaranka Uu Migdisho Ka Ambabixi Doono.

18/07/2022

SOMALIA NATIONAL FOOTBALL TEAM 🇸🇴⚽️ 23 MAN SQUAD TO FACE TANZANIA 🇹🇿 GUUL IN SHA ALLAH

16/07/2022

HUGO EKITIKE ⚽️ 🤝

Pris Saint Germain ayaa la soo wareegtay da’a yarkii dhanka weerarka ee Kooxda Reims Hugo Ekitike, waxaa aad loola xiriirinaayay Kooxda Newcastle United, balse ugu dambeeyn wuxuu ku biiray Kooxda Caasimadda Faransiiska ka dhisan.

16/07/2022

Rasmi:-Bayer Munich ayaa shaacisay in Robert Lewandowski uu ku biiray Barcelona.

16/07/2022

Tababaraha kooxda Bayern iyo Lewandowski macsaameentii ugu dambeesay ee xerada tababarka. Ree Barcelona weeraryahan waa hesheen goolal ganleey camal wa aniilagu beegaa sanadkaan.

15/07/2022

Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa guul ka gaaray xidigaha Ajaanibta Soomaaliya ka ciyaarta.

Xidigaha Qaranka oo galabta kulan saaxibtinimo la qaatay Ciyaartoyda Ajaanibta, xulka Qaranka Soomaaliya ayaa 4-1 ku adkaaday.

13/07/2022

Chelsea ayaa ku dhawaaqday saxiixa Raheem Sterling ✍✅

Milkiilaha cusub shaqo ayuu diyaar uyahay

Photos from Mohamed isxaaq ibraahim's post 12/07/2022

Fanaanada away ay ciyaari doonta kooxda Liverpool xilli ciyaareedka cusub

11/07/2022

Horyaalka Dalka Somali Premier League oo an maanta la ciyareynin warar aya shegayo in Horyaalka hakad gali doono mudo bil ah arimaha Xulka qaranka dartiis madama xulka qaranka Somalia qeybihisa kala duwan ey ka qeyb galayaan tartamo dibada ah

Labo Xul ayaa dhawaan ka qeyb gali doono tartamo dibada ah xulka 20 jira iyo xulka waaweyn dabayaaqada bishaan ayeyna u safrayaan Wadama Sacudi Caribiya iyo wadanka Tanzania

11/07/2022

Pep Guardiola wuxuu aaminsanyahay in uusan jirin ciyaaryahan ka weyn kooxda.



10/07/2022

Kooxda Kubada Cagta Jeenyo Football Club wa diyaar qolka labiska ayena ku suganyihiin Halka Kooxda Raadsan S.C. oo Kulankan Jeenyo la balansaned ay garoonka ka maqanyihiin.

Wa arki doona Hadii Jeenyo Forfeit dhibcaha lagu siin doono iyo Hadii kale.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252