Jubba Football Club

Jubba Football Club

Share

Kusoo dhawoow page-ka kooxda kubada cagta ee Jubba Football Club

07/01/2026

Galabta waxaan guul muhiim ah ka gaarney kooxda dhigeenna ah ee Waxool kulan ka tirsan koobka faca wayn ee GENERAL DA’UD CUP.

Waxana usoo gudubney wareega xiga ee tartaan, waxaana is wajihi doonaa kooxda Dekedda.

Forze Jubba Football Club πŸ’ͺ

23/12/2025

Waxaa xaley la sameeyey iska aadka Horyaalka Somali National league 25/26.

Kulankeenna ugu horreeya waxaan la ciyaareynaa Kooxda dhigeena ah ee Gaadiidka.

04/10/2025

26 sano ka dib Coach Abdinour Warka waa macalinka nasiibka u yeeshay in uu kooxda Jubba Football Club usoo dalacsiiyo horyaalka heerka kowaad ee dalka.

Guushan taariikhiga ah iskama imaan ee waxey ku timid dadaalka, xirfadda, iyo niyadda adag ee ciyaartooyda, macalimiinta iyo maamulka kooxda.

04/10/2025

Jubba Football Club Waa Champions horyaalka heerka 2aad ee Somali Devetion one 2024/25 .

JUBBA FC oo Ku guulestay Horyaalka Heerka 2aad Ee Somali Devetion one 2024-2025 .

01/10/2025

Jubba Football Club πŸ†

CHAMPIONS OF SOMALI DIVISION ONE 2024/25

Coach Abdinour Warka Mahadsanid

01/10/2025

HAMBALYO

Jubba Football Club waxey galabta noqotay champions horyaalka heerka labaad ee Somali Division One 2024/25.

01/10/2025

Galabta waxaan ciyaareynaa kulankii ugu dambeeyey ee horyaalka heerka ee Somali Division One 2024/25, waxaan la ciyaareynaa kooxda dhigeenna ah ee Jamhuuriya FC.

Jubba Football Club kulanka galabta haddii ay badiso waxey noqon doontaa Champions horyaalka heerka labaad ee 2024/25.

Waxaan rabbi ka rajeyneynaa in uu guul nasiino insha allah.

29/09/2025

Galabta waxaan guul muhiim ah ka gaarney kooxda B/Dhaxe kulan ka tirsan horyaalka heerka labaad ee Somali Division One 2024/25.

One step πŸšΆβ€β™‚οΈ ayaan u jirnaa in aan noqono champions horyaalka Somali Division One.

Insha allah kulanka noo harsan waxaan rajeyneynaa in aan guul kusoo xirno.

Coach Abdinour Warka adiga iyo wiilashaada taariikh aan horey u dhicin ayaad qori doontaan insha allah, waana idinkaga mahadcelineynaa naf hornimadiina.

29/09/2025

Galabta waxaan ciyaareynaa kulankeenii 4aad ee horyaalka heerka labaad wareegiisa 2aad ee Somali Division One 2024/25, waxaan la ciyaareynaa kooxda B/Dhaxe.

Jubba ahaan kulankaan muhiimad gaar ah ayuu noo leeyahay in aan helno 3 points waana heleynaa insha allah.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hamar Jajab
Mogadishu
00252