Holac academy

Holac academy

Share

WELCOME HOLAC ACADEMY PAGE

21/03/2024

Mach dayโœŒ
๐ŸบRamadan cup
๐ŸŸQanjir stadium
๐Ÿ•ฃKick off 4:00pm

18/03/2024

Dhamaan tageerayasha ku xiran barteena page waxaan idin ogaysiinayaa inoo Bilaaban doono codaynta pleyarada katirsan naadiga kubada cagta ee holac football academy

Soo dhawaynta bisha Ramadan awgeed

16/03/2024

Waxa uu ahaa MAN OF THE MACH kulankii lasoo dhafay ee Ramadan cup oo aan ubaxnay naadiha kubada cagta ee Tayo academy hambalyo Nuurkey

Photos from Holac academy's post 15/03/2024

Tiimkii aan ku faani jiray tiimkii aan rajada ulahaa mar un inaan kamid noqdo
Waa tiim isku filan waxna qabsankara markay xalad adag soo wajahdo
Waxaynu nahay da'yartoodii ama jiilka cusub oo hadda soobaxaya isla markaana wayna garabtaagan yihiin oo nama liidin
Alla yaci-zag

Victor Abkow

23/02/2024

Hambalyada waa xagiina. Championska dunida๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’–๐Ÿ’๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Photos from Holac academy's post 06/02/2024

My players habeen wanagsan ๐ŸŒ๐ŸŒŽ๐Ÿก

18/08/2023

Argentina vs Scotland's Amazing comeback

16/08/2023

The goal of the season women's football

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu