Shangole Academy

Shangole Academy

Share

" Xirfadleey Mooyee Xoogsato Masoo Saarno!!! Shangole Academy❤️✊️

29/08/2026

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN 🖤

Walaalkeen Yuusuf Aadan Guuleed 🖤
Alle ha u naxariisto. Rabbi ayaa naga jeclaaday, wallaahi waa geeri naxdin iyo murugo badan leh. 😢💔

Dhammaan waxaan halkaan uga tacsiyeynaynaa ehelkii, qaraabadii iyo dhammaan qoyskiisii uu ka geeriyooday, iyo sidoo kale dhammaan Family Shangole Academy, oo uu ahaa qoyskiisa labaad. 🖤

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu marxuumka Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, qabrigiisana u waasiciyo oo u nuuriyo. 🤲🏽

Samir iyo iimaan Alle dhammaanteen haka wada siiyo.
Aamiin 🤲🏽 Aamiin 🤲🏽

18/08/2026

🚨 𝗞𝗨𝗟𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗔𝗪𝗢🚨
𝗣𝗟𝗔𝗡 𝗔 𝗖.𝗡𝗔𝗔𝗦𝗜𝗥 🆚️ 𝗣𝗟𝗔𝗡 𝗖 𝗖.𝗭𝗔𝗞𝗜
🎮𝗦𝗛𝗔𝗡𝗚𝗢𝗟𝗘 𝗟𝗘𝗔𝗚𝗨𝗘 𝗖𝗨𝗣 𝗨14
🗓 18/𝗔𝗨𝗚𝗨𝗦𝗧/2026
🏟 𝗪𝗔𝗥𝗟𝗔𝗟𝗜𝗦 𝗦𝗧𝗔𝗗𝗜𝗨𝗠
⏰ 6:00PM

#𝗪𝗘 𝗔𝗥𝗘𝗦𝗛𝗡𝗚𝗢𝗟𝗘 💪💪
𝗦𝗛𝗔𝗡𝗚𝗢𝗟𝗘 𝗙𝗔𝗠𝗜𝗟𝗬👪 ❤️ ✊️

18/08/2026

🚨 𝗞𝗨𝗟𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗠𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔🚨
🆚️ 𝗛𝗢𝗧 𝗕𝗢𝗬𝗦 𝗔𝗖𝗔𝗗𝗘𝗠𝗬
🎮𝗠𝗔𝗖𝗤𝗨𝗨𝗟 𝗖𝗨𝗣 𝗨16
🗓 18/𝗔𝗨𝗚𝗨𝗦𝗧/2026
🏟 𝗠𝗔𝗖𝗤𝗨𝗨𝗟 𝗦𝗧𝗔𝗗𝗜𝗨𝗠
⏰ 2:30PM

#𝗪𝗘 𝗔𝗥𝗘𝗦𝗛𝗡𝗚𝗢𝗟𝗘 💪💪
𝗦𝗛𝗔𝗡𝗚𝗢𝗟𝗘 𝗙𝗔𝗠𝗜𝗟𝗬👪 ❤️ ✊️

18/08/2026

𝗡𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗹𝗶 𝗴𝗮𝗹𝗮𝗯
𝘄𝗮𝗹𝗮𝗾 𝘀𝘁𝗮𝗱𝗶𝘂𝗺🙏

17/08/2026

Kulanka Maanta – Aaska Super Cup 🏆🇦🇴

Guul ayaan rajaynaynaa maanta, Insha Allah 🤲❤️‍🔥. Sida kheyrka noogu jiro, lugta ugu horreysa ee Group-ka ayaan bilaabaynaa.

Nasiib wacan dhammaanteen, iyo dhammaan kooxaha ka soo qayb galay tartanka. Last Champions ayaan nahay, Aaska Super Cup-na waxaan rajaynaynaa inaan markale difaacanno oo aan koobka sii haysanno 🏆🔥.

Insha Allah guul iyo farxad ayaan wada rajaynaynaa. One Familia 🇦🇴❤️‍🔥✊

Photos from Shangole Academy's post 15/08/2026

𝗔𝗹𝘅𝗺𝗮𝗱𝘂𝗹𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘂𝗴𝘂 𝗱𝗮𝗺𝗯𝗲𝘆𝗻 𝘄𝗲𝘆 𝗸𝗮 𝗴𝘂𝗱𝗯𝗲𝗲𝗻 𝗘𝘅𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗗𝗼𝘄𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗽𝗹𝗮𝘆𝗲𝗿𝘀 𝗗𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗦𝗶𝗶 𝗹𝗮𝗯𝗼 𝗷𝗶𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮 𝗶𝗱𝗶𝗻 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗚𝘂𝘂𝗹𝗲𝘆𝘀𝘁𝗮.𝗶𝗱𝗶𝗻 𝗹𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆❤️🤲

13/08/2026

𝗡𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗮𝗱𝗮 𝗰𝗮𝗮𝘄𝗼 𝗵𝗼𝗿𝘆𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮
𝗣𝗟𝗔𝗡 𝗖 5 - 8 𝗣𝗟𝗔𝗡 𝗗 🙌

13/08/2026

🚨 𝗞𝗨𝗟𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗔𝗪𝗢🚨
𝗣𝗟𝗔𝗡 𝗖 𝗖.𝗭𝗔𝗞𝗜 🆚️ 𝗣𝗟𝗔𝗡 𝗗 𝗖.𝗜𝗕𝗥𝗔
🎮𝗦𝗛𝗔𝗡𝗚𝗢𝗟𝗘 𝗟𝗘𝗔𝗚𝗨𝗘 𝗖𝗨𝗣 𝗨14
🗓 13/𝗔𝗨𝗚𝗨𝗦𝗧/2026
🏟 𝗪𝗔𝗥𝗟𝗔𝗟𝗜𝗦 𝗦𝗧𝗔𝗗𝗜𝗨𝗠
⏰ 6:00PM

#𝗪𝗘 𝗔𝗥𝗘𝗦𝗛𝗡𝗚𝗢𝗟𝗘 💪💪
𝗦𝗛𝗔𝗡𝗚𝗢𝗟𝗘 𝗙𝗔𝗠𝗜𝗟𝗬👪 ❤️ ✊️

12/08/2026

𝗡𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗮𝗱𝗮 𝗰𝗮𝗮𝘄𝗼 𝗵𝗼𝗿𝘆𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮
𝗣𝗟𝗔𝗡 𝗕 8 - 8 𝗣𝗟𝗔𝗡 𝗘 🙌

12/08/2026

🚨 𝗞𝗨𝗟𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗔𝗪𝗢🚨
𝗣𝗟𝗔𝗡 𝗕 𝗖. 𝗖𝗔𝗔𝗧𝗢 🆚️ 𝗣𝗟𝗔𝗡 𝗘 𝗖.𝗡𝗨𝗨𝗥𝗢𝗪
🎮𝗦𝗛𝗔𝗡𝗚𝗢𝗟𝗘 𝗟𝗘𝗔𝗚𝗨𝗘 𝗖𝗨𝗣 𝗨14
🗓 12/𝗔𝗨𝗚𝗨𝗦𝗧/2026
🏟 𝗪𝗔𝗥𝗟𝗔𝗟𝗜𝗦 𝗦𝗧𝗔𝗗𝗜𝗨𝗠
⏰ 6:00PM

#𝗪𝗘 𝗔𝗥𝗘𝗦𝗛𝗡𝗚𝗢𝗟𝗘 💪💪
𝗦𝗛𝗔𝗡𝗚𝗢𝗟𝗘 𝗙𝗔𝗠𝗜𝗟𝗬👪 ❤️ ✊️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu