Shangole Academy

Shangole Academy

Share

" Xirfadleey Mooyee Xoogsato Masoo Saarno!!! Shangole Academy❤️✊️

Photos from Shangole Academy's post 21/02/2026

AllhamdolillaaH Ilaah baa mahad oo dhan u sugnaatay Sido kale waxaan halkaan ugu mahadcelneynaa Walaalaha Qalbiga Wanaagsan Adeegaan Quruxda badan nasoo Gaarsiyay Vamoooos Famili Shangole Ac 🫀🇦🇴🙏

Photos from Shangole Academy's post 07/02/2026

BismillaaH Waxaa Maanta Xaruuntena Training ka Nagu Soo Booqday Maclimuuu Hargaanti Oo Ah Mid Kamida Maclimiinta Ugu Da.da Yar Ee Dalka Sido Kale Ka Mid ah Maclimiinta MCC Waxaan Lee Nahay Mahadsanid Coach Waqtiga Aad Nagu Bixisay Waa Kaaga Mahad-celineynaa Guuleyso I.Allah 🫡🤴🇦🇴🇸🇴🤝

Photos from Shangole Academy's post 06/02/2026

BismillaaH Waxaa Maanta Booqasho ku Tagnay Xaruunta Labaad Famili Shangole Hilwaa Waqti Aad U Qurux Badan Ayaan lasoo qadanay Waxaa idin Rajeneynaa Guul iyo Gobanimo 🙏🇦🇴🤝

Photos from Shangole Academy's post 05/02/2026

BismillaaH Waxaa Maanta La Ciyaaray kulankii Labaad Ee Horyaalka Famili Shangole Ac Shangole karaan vs shangole ceelasha waxay guusha raacday Shangole Karaan Hambalyo Waxaa Tartanka Horyalka Macsalameyay Shangole Ceelasha I.a Next Year Famili Guulesta dhamatiin Famili Shangole Ac Allah Nabad ha inoogu dhameeyo Tartanka 🫡🇦🇴🤝

Photos from Shangole Academy's post 05/02/2026

BismilaaH waxaa gawo gawo maraaya horyaalka famili shangole ac heerkiisa bug baxa waxaa xalay wada ciyaaray kulan semi-final ah Shangole Dayniile Plane A Vs Shangole Kaxda Waxaa laga badiyay Shangole Kaxda sidaas ayayna ugu hareen Horyaalka Nasiib Wacan next year ayaan lee nhy Asxaabta Sanadkan yaa qaadi karo Horyaalka Soo sadaaliya 🙏

Photos from Shangole Academy's post 31/01/2026

Waxaa maanta Xaruunta tababarka Famili Shangole Ac Nagu soo booqday Mid Kamida Maclimiinta Gobolka Banaadir Macalinkii Dag-Shingaani U qaaday Tartanka Dagmoyinka Kooxo Badan Oo Dalkana Soo Hogaamiyay Coach Mahad Salaad Welcome to Famili Shangole Academy Anytime 🫡🇦🇴🫂

Photos from Shangole Academy's post 26/01/2026

Waxa ay noo eheet malin weyn oo farxad-leh waayo Waxaa xaruunteena Nagu soo booqday Shardinho Oo Ah waayo arag Sports Wax badana usoo joogay kana Tirsan shaqaalaha xariirka kubada Cagta Somalia 🇸🇴
Kun iyo kow jeer Mahadsanid wll Welcome to Famili Shangole Academy🫡🇦🇴🤝

Photos from Shangole Academy's post 20/01/2026

Booqasho iyo Dhiiro galin From Maclimuuuu Muraad Dah Mohamoud 🫡🇦🇴🤝

06/12/2025

Waxaan Halkaan Tacsiyo u Marineynaa Ehelka Asxaabta iyo Kooxda SIB AC Geerida Xanuunka Badan Ee Wllkeena ismaciil Xaashi Cadaani Ku Timid Gadashiis Allah nama Fidneeyo Amiiin Amiiin 😢

Photos from Shangole Academy's post 03/12/2025

Roome iyo Gk-Weha Waxaan Kusoo Dhaweenay Home-kooda Si Qurux Badan ayay inoogu Mataleen Xulka Qaranka Somalia Midaas waan Uga mahad-Celineynaa Waxay Role Model U Yihiin Jiilka Iyaga ka Dambeeya Waxaan Lee Nahay Wiilasheena Mahadsanidiin🫡❤️🇵🇬✌️
Darajo Sports House
Murad Dah Mahamoud

Photos from Shangole Academy's post 29/11/2025

Waxaa isbuucii lasoo dhaafay aan furnay finaanada ugu tayada fiican waqtigaan la joogo Darajo Sports House Qurux iyo Adeeg ayay isku darsatay Runtii Hadaa nhy Dhalanyarada Sports-Ka jecel Hoygeenu Waa
Famili Shangole Ac🇦🇴🙈🫡

Photos from Shangole Academy's post 25/11/2025

Alxamdullilah Allah Aya mahad iska Leh marka Xigta Waxa Umahad Celinena Somali Football Federation 1951 Xiriirka Kubada Cagta oo ugu Horeye Gadomiyaha Xiriirka Mudana Cali Shiine Waxaa Aad Ugu Farax Sanhy Inaa Kamid Noqo 48 Academy Ee La Gadon siiye Ku Bad Sida Loo Hormariyo Jiilka Cusub ⚽️🇸🇴📸

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu