14/05/2026
Kulanka galabtay ee tartanka heerka 2aad ee dagmada cadaado
Kaah_fc (vs) Heegan_fc
official page
14/05/2026
Kulanka galabtay ee tartanka heerka 2aad ee dagmada cadaado
Kaah_fc (vs) Heegan_fc
12/05/2026
Kulanka galabtay ee tartanka heerka ee dagmada cadaado
IFtiin_fc (vs) Bacaad_fc
Laacibkii degmada cadaado (Toreyo) oo galabtey gool cajiib ah u dhaliyay xulka Caasimadda Gaalkacyo.
Wareysi : Kabtanka kooxda ee heerka Degmada cadaado
Wareysi : Mid kamid ah Ciyaartoyda kooxda
10/05/2026
: Qeybtii kulankii galabtay ee tartanka heerka ee dagmada cadaado
Hogol_fc (0³-0⁴) Bacaad_fc
10/05/2026
Urban Construction Service { Xarunta Cadaado}
: kuguuleestihii Man of the matchka kulankii galabtey ee tartanka heerka ee dagmada cadaado oo ay Bixisay Company-ka dhismaha Guryaha ee
10/05/2026
: Qaybta 1aad ee tartanka heerka ee dagmada cadaado
10/05/2026
Full-Time : Natiijadii kulankii galabtay ee tartanka kooxaha heerka 2aad ee dagmada cadaado
10/05/2026
Kulanka galabtay ee tartanka kooxaha heerka 2aad ee dagmada cadaado
Hogal_fc (vs) Bacaad_fc