France iyo England war tan ciyaar waa dhaftay mbappe iyo saka😳Chelsea oo qadatay Rogers😳
TYGA BELLA
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from TYGA BELLA, Sports, Mogadishu.
messi oo ka hadlay yamal qabees kiisa😁
Qalaas Alvarez iyo olise waa udhamatay, lamine yamal iyo messi finalka😁
Qalaas messi caawa waan u qiray😭manooli caawa🤔
caawa waligey ma ilawi dono mbappe muxu marwalbo yamal saan ugu gala😭
14/07/2026
Spain oo gaartay Final-ka Koobka Adduunka 2026!
Spain ayaa 2-0 ku garaacday France, waxayna u gudubtay final-ka Koobka Adduunka markii ugu horreysay tan iyo 2010.
⚽ Mikel Oyarzabal ayaa rigooro ku dhaliyay goolkii koowaad daqiiqaddii 22-aad, halka Pedro Porro uu dhaliyay goolkii labaad daqiiqaddii 58-aad.
🚫 Lamine Yamal ayaa sidoo kale shabaqa soo taabtay, balse goolkiisa waxaa loo diiday offside.
🏆 Spain ayaa final-ka la ciyaari doonta midkood England ama Argentina.
14/07/2026
Difaaca midig ee Tottenham Hotspur, Pedro Porro, ayaa loo doortay Xiddigii Ciyaarta (Man of the Match) kadib bandhig ciyaareed heer sare ah oo uu sameeyay. ⭐🏆
Messi koob kaan siya gaalkan waa idhafriye caawa wlhi ila hada maseesan😭
Barcelona oo ku dhaw xidig kale ar kuwaana😳
Argentina oo caawa lasugayo xita England vs Haaland ar caawa😳
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu