Big Milan 💀
Hoyiga sportska
Hoiyga ciyaaraha kala soco dhacda kasta oo kubada cagta ah��
17/03/2026
XIDIGAHA UNITED waxaa la sheegay iney rabaan MAN City iney kala soo baxaan booska labaad,kaliya 7 dhibcood ayaa u dhaxeysa
TAN kale City inay gaarto dhibco ahaan Arsenal waxaa ugu fudud UNITED
Shamuuri one million coins
17/02/2024
MAN CITY waa kuftay xitaa hadey badiyaan kulanka u baaqiga hogaanka Liverpool ayaa sii heyn doonta
Walina Liverpool'United iyo Arsenal ayaa u dhiman xili aysan xagaagan kooxaha weyn midna aysan ka badin xitaa
22/03/2023
Ramadan mubarak dhaman umada musliminta gaar ahaan shacabka somaliyed❤️❤️
Mesut Ozil ayaa si rasmi ah u go'aansaday inuu ka fariisto ciyaaraha kubada cagta -waa 34 sano jir
“Waxaan rabaa inaan u mahadceliyo Schalke, Werder, Real Madrid, Arsenal, Fenerbahçe iyo Basaksehir iyo dhamaan asxaabtayda kubada cagta. Waxay ahayd safar cajiib ah,” Ozil ayaa yidhi.
Xigasho:Fabrizio Romano
16/03/2023
Arsenal oo gabi ahanba laga cirib tirey tartanka Europe league kadib rigoore rigoore. Sport linpon aya ugudubtey warega xiga lana mid noqotey united,sevila,juventus,iyo kooxi kale
16/03/2023
Kooxd manchester unitd aya usoo baxen warega sideed dhamadka ee tartanka Europe League,sido kalena kaxda juventus oo iyaga soo baxen
15/03/2023
Henry oo Heysan kari waayay cimaamada haaland kadib wacdarihii xalay ee 5ta Goal
15/03/2023
Reer Liverpool fanaanadii kulankii soo laabashada Barcelona ay ku sameynayeen Camal caawa (Marna ha is dhiibin Camal ayey wadaan markana
REAL ayaa garaacday Liverpool 6 kamid todobadii ciyaar ugu dambeeyay
14/03/2023
Manchester city ayaa uso baxdey warega 8-da kadib 7_0 ay ku garacen lespig
Ogowna Shan kamid ahna halaand aya dhaliye!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu