manchester city somali fans

manchester city somali fans

Share

halkaan kaga bago wararka kooxda kuwoodi ugu danbeeyay

31/08/2026

Beri oo talaado ah ayuu Caafimaadka mari doonaa.!!🕺🕺

manchester city somali fans

28/08/2026

Fulltime: Crystal Palace 1-4 Manchester City:

Eliot Anderson, Cherki iyo Haaland ayaa sh*tay garoonka caawo

manchester city somali fans

28/08/2026

Shaxda rasmiga ah ee kulanka Caawo Vs Crystal Palace:

manchester city somali fans

28/08/2026

🔵⚪️🇧🇷 Allan ayaa dhawaan ka degay Manchester si uu ugu biiro Manchester City

manchester city somali fans

23/08/2026

OFFICIAL Ayoub Bouaddi ayaa macasalaameyey taageerayasha kooxdiisa Lille asagoo ku soo wajahan magaalada manchester si uu u dhameystiro ku biirida Sky Blue👏

manchester city somali fans

21/08/2026

🗣️ | Enzo Maresca oo ka hadlay suuqa kala iibsiga Manchester City:

💬 “Hubaal, waxaan heli doonnaa ciyaartoy kale haddii qaar kooxda ka baxaan. Sida aan dhowr jeer sheegay, haddii ciyaartoy baxo, waa in ciyaaryahan kale yimaadaa!

Anigu k**a walwalsani arrintaas. Waxaa suuqa ka harsan 10 ama 11 maalmood, wax badanna way dhici karaan.” [ManCity]

manchester city somali fans7

16/08/2026

Shaxda rasmiga ah ee kulanka galabta vs Arsenal:

Anderson ayaa kulankiisi ugu horeeyay ee City kusoo bilawday waxaa la dheeli doono qadka dhaxe kovacic waxaa ka horeen doono Foden. Sidoo kale weerarka kooxda waxaa hogaamin doono Erling Haaland, garbaha waaa Doku iyo semenyo.!!🩵

manchester city somali fans7

16/08/2026

Arsenal 🆚 Manchester City

🗓️ Sunday, 16 August, 2026

⏰ Saacadu waa- 5:00 |PM xilliga geeska

🏆 Garoonka Community Shield - Final

🏟 Wararka kulanka

Taariikhdu waxay la jirtaa Arsenal. Saddexdii kulan ee Community Shield ay la ciyaareen Man City ayay ku guuleysteen, iyagoo 4-0 kaga badiyay sannadkii 1934, 3-0 sannadkii 2014 iyo 4-1 rigooreyaal ka dib barbaro 1-1 ah oo ay galeen sannadkii 2023.

Si kastaba ha ahaatee, koobkaan waxaa ku xoog badan inta badan kooxda soo qaata tartanka FA CUP koobka FA Cup kooxda soo qaada ayaa garaacday kooxda horyaalka Premier League heysta siddeed ka mid ah 10-kii jeer ee ugu dambeeyay ee Community Shield ay ku tartameen labadaas kooxood.

Enzo Maresca ayaa kulankaan kusoo gili doonaa shax adag isagoo jaanis siin doonaa xidigihiisa cusub sida Elliot Anderson.

manchester city somali fans

13/08/2026

🚨 BREAKING: Tijjani Reijnders →Ayaa ku dhow ku biirida kooxda Al Qadsiah, 🇳🇱🔥

Labada dhinac waxay heshiis ka gaareen saxiixa Reijnders, iyadoo Manchester City ay ka heli doonto €61 milyan khadka dhexe.

Reijnders ayaa hadda sugaya inuu u duulo Sacuudiga si uu u dhammaystiro heshiiska.

manchester city somali fans

09/08/2026

Enzo Maresca ayaa sheegay in Rodri uu maalinta arbacada soo gaari doono magaalada Manchester, sidoo kalana qeyb ka noqon doono tababarka kooxda ee Jimcaha.

manchester city somali fans

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu