Hussein kenya

Hussein kenya

Share

Hi there is Hussein on his right page Your request is invalid Please follow me Waberi primary and secondary school

Photos from Hussein kenya's post 24/02/2026

Bismilahi

4 bari kahor waxaa furmay tartan Ramadan cup wuxuuna kasocdaa garonka HEEGAN STADIUM

Manta waxaa soo idlaaday wareegi kobaad waana 8 koox

Shaxdaan oo ka kooban 7 qof waxa noqdeen ciyartooydi ugu fiicna wareegas

Ma ka mid yihiin ciyaryahaan aad isku koox kaciyarteen ama hada ka ciyartaan

Bari wa bilaabanayo wareegi 2aad

Photos from Hussein kenya's post 12/04/2024

Juma kariim dhamaan azbta meel walba aad jogta ducadada waa i muhiim wa malin jimca ah

Waxan daremaya xanun dhanka jilibka ah Marka ducada igu kaalmeya

05/04/2024

League ramadanka waa dhamaad waxana lamaraya kulanki dambeyay

Natiijayinki ciyarihi semi final waxay kuso idladeen sida tan

TEAM MAWE. 1-1 TEAM AAMIN
PEN. ( 3-4 )

TEAM CANO. 3-1. TEAM KAMITI

FINAL WAXA LACIYARI DONA BARI DAMBE OO AXAD AH

TEAM AAMIN. VS. TEAM CANO

TARIIQDA :: 7/4/2024

GARONKA :: HEEGAN STADIUM

MALINTA :: AXADA

WAQTIGA :: 5:20 PM KICK OFF

DHAMAADKA :: 12: 00

02/04/2024

Waxa so dhamaaday wareegyadi group stage koox walbo waxay kheshay 5 ciyaar waxa so baxay 4 koox halka 2 kale ay hareen

Hada waxa ladheli dona semi final ama afar dhamaadka

( A ) TEAM CANO. VS. TEAM KAMITI

( B ) TEAM MAWE. VS. TEAM AAMIN


FINALKA ( A - B )

28/03/2024

Waxa so idladay wareegi 4aad waxaana dhiman hal wareeg oo wareegi udambeyay

Waxaa dhiman semi final iyo final oo kaliya marku so dhamaado wareegan

Sido kle waxan so xusi rabaa ciyaryahan walbo oo kaso qayb galay league ramadanka kasocda garonka HEEGAN STADIUM

1. Kamiti ( HEEGAN )
2. Faya ( HEEGAN )
3. Saciid kabolay ( ELMAN )
4. Caatay ( HEEGAN )
5. fagnaa ( WABERI )
6. yasiin ( JUBO )
7. Falcao ( GANEVA )
8. Rashka ( BH STAR )
9. shido ( XANANLEY )
10. cabasay ( ELMAN )
11. Harun ( DHABAD )
12. degea ( DHABAD )
13. Dule ( HEEGAN )
14. Arow ( WABERI )
15. Isco ( HEEGAN )
16. Dubur ( QANSAX )
17. shiiri ( ISKUULAY )
18. Ayub Messi ( QADHOW )
19. Mahad jey ( DHABAD )
20. Buufa ( HORYAL )
21. Anas ( HORYAL )
22. Messi ( HORYAL )
23. jabir ( QANSAX )
24. Abdiqadiray ( BOCBOC )
25. Bilal ( HEEGAN )
26. Cano ( HEEGAN )
27. Mendy ( GANEVA )
28. Salman ( HEEGAN )
29. malay ( QANSAX )
30. Ayaanle teerso ( QANSAX )
31. Bedri ( QANSAX )
32. Macalimow ( QANSAX )
33. Bashka ( QANSAX )
34. Qasim ( WHITE STAR )
35. Ukey ( HEEGAN )
36. Dahir dr7 ( HORYAL )
37. Abdullahi yare ( DHABAD )
38. kafu ( WABERI )
39. Abdille ( ISKUULAY )
40. Abuna ( BOCBOC )
41. Salax ( WABERI )
42. Guray ( WABERI )
43. Amiin ( HEEGAN )
44. Atag ( KATALONIA )
45. Raakun ( ISKUULAY )
46. shirar suarez ( XANANLEY )
47. sancho ( M.B.C )
48. Warnaa ( QANSAX )
49. Sharu ( QANSAX )
50. Abdinuur ( HEEGAN)
51. Wanbisaka ( HEEGAN)
52. Dada ( BANADIR )
53. Otepo ( BANADIR )
54. Jamal ( BANADIR )
55. Inaa ( HEEGAN)
56. Caruuz ( WHITE STAR )
57. jekey ( QANSAX )
58 . Mawe ( HEEGAN)
59. Shiico ( WHITE STAR )
60. Aliyow ( WHITE STAR )
61. Ayan sulay ( WHITE STAR )
62. Zaki c**n ( REAL STAR )
63. Varan ( DARAWISHA )
64. zaki trick ( QANSAX )
65. Najib bakal ( HEEGAN )
66. xareday ( WHITE STAR )
67. babu ( HEEGAN )
68. farhan caatay ( HEEGAN )
69. Moole ( WHITE STAR )
70. caliej ( TAWAKAL )
71. Leo ( DARAWISHA )
72. Ayow ( WHITE STAR )
73. A.shakur bedri ( WHITE STAR )
74. deqow ( HEEGAN )
75. Macalinka ( HEEGAN )
76. Abana ( WHITE STAR )
77. Maano ( BOCBOC )
78. faysal ( HEEGAN )
79. Awowe ( HEEGAN )
80. Mahad bonble ( HEEGAN )
81. cadow ( TULA AMIIN )
82. dayballa ( TULA AMIIN )
83. sacidow ( JUBO )
84. maxamadow ( HEEGAN )
85. Usama ( GANEVA )
86. Onana ( GANEVA )
87. yahye farhan ( YOUNG STAR )
88. Maslex bule ( HEEGAN )
89. Ayanle xiish ( JENYO )
90. Yonis ( HEEGAN )
91. Namlas ( ELMAN )

League kasocday garonka HEEGAN waxa kaso qayb galay 91 qof yaad ka aqoonsatay

25/03/2024

Waxa so dhamaaday wareegi 3aad ee league ramadanka waxaa dhiman 2 wareeg

CIYARTOYDI UGU FICNA WAREEGA 3AAD

( GK ) INAA. ( HEEGAN )

( RB ) JEEKEY ( QANSAX )

( CB ) SACIID KABOLEY ( ELMAN )

( LB ) KAMITI. ( HEEGAN )

( CDM ) ISCO. ( HEEGAN )

( CM ) JABIR. ( QANSAX )

( CF ) CABASAY. ( ELMAN )

( CF ) ABDIQADIRAY. ( BOCBOC )

Photos from Hussein kenya's post 22/03/2024

Natiijayinki kulanmada wareega labaad iyo shaxda isbuuca ugu wanagsaneed

Group ka cariiri badana kajiro sidi lamoodayay ma aha koox walbo way isduujisay

Kooxda aad wadato xagay kujirtaa

Sido kle waxan qaybin dona marku league dhamaado adinga codayn dona INSHA ALLAH

1. BEST PLAYER
2. BEST DEFENDER
3. BEST MIDFIELDER
4. BEST FORWARD

Ila hada league waxa kaso qayb gashay 57 ciyaartoy oo kala duwan oo kaciyarto dagmada

19/03/2024

CIYARTA ISBUUCA UGU FIICNA WAXA SO DHAMAADAY LUGTI KOBAAD AMA WAREEGI KOBAAD

WAREEGA LABAAD IYO CIYARYAHANADA UGU WANAGSAN WAN SO SHAACIN DONA I.A

YAAD ISLEEDAHAY WA LAGASO TAGAY

18/03/2024

Kala saraynta CUP 🏆 RAMADAAN kasocdo garonka HEEGAN STADIUM

WAREEGAN MARKU DHAMAADO WAXAN QAYBIN DOONA SHAXDA AMA 11 CIYARYAHAAN EE UGU FIICAN

YAAD TAGERAYSA ADIGA

Photos from Hussein kenya's post 10/02/2024

Football waa is dhaxgalka bulsha oo sawir ah 🤣

19/12/2023

Mid kamid ah goolhayaha waqtigaan lajogo kan ogu wanagsan waa ALV…

Ya dood kaqabo

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Mogadishu
DEMOCRATS