Mogadishu City Club Fans

Mogadishu City Club Fans

Share

Welcome to the official page of the Fans of Mogadishu City Club��

28/09/2025

Full time
MCC 2:0 K.Police
Agg (3:3)

FULL TIME.

28/09/2025

Let’s Gooooooo 💪💙❤️

28/09/2025

Today’s Match 💙♥️💪

Kulanka Maanta.

🏆CAF CHAMPIONS LEAGUE
🏟️NYAYO Stadium
📅28/09/2025.
⏰4:00 PM
☀️Axad

MCC ❤️💙

19/09/2025

Dhamaan Taagerayaasha Ku Dhaqan Caasimada Mogadishu Waxaa idin La Wadaagaynaa in dhamaan Taagerayasha biri ay Hal Meel ku Wada Daawan Karaan Ciyaarta Biri aan La Ciyaarayno Kooxda Kenya Police FC.

Waxaa Lagu daawan Doona Maqaayada Rio Palace Garab istaagiina Waa inoo Muhiim🙏.

19/09/2025

💪💙❤️

Waxaan Berito Ciyaaraynaa Kulanka Ka Tirsan Tartanka Caf Champions League oo aan La Ciyaarayno Kooxda Kenya Police FC inshlh✋.

Diyaaraa Nahay inshallah.

23/06/2025

Mohamed Abuukar Mursal (Moha)

Photos from Mogadishu City Club Fans's post 22/06/2025

Waxaan Heshii Rasmi ah La Gaarnay Ciyaariyahan Mohamed Abukar Mursal ( Moha)

Ciyaariyahan Moha ayaana Kooxda Kaga Soo Biiray Kooxda Elman.

Wuxuuna Saxiixay Heshiis Laba Sano✍️.

Kusoo dhawoow MCC FAMILY🙏.

Photos from Mogadishu City Club Fans's post 22/06/2025

Mar Kale Soo Dhawoow Ciise CabdiKadir Ibraahim ❤️💙

24/05/2025

Wali Waxaa Socda Dabaal Daga Naadiga Caasimada Ee Mcc Anaga Le Caawa Magaalada Inoo Kala Xiran Tahay 😎❤️💙

24/05/2025

We Are The Champions League 2024-2025 🏆 🥇 ❤️💙

Photos from Mogadishu City Club Fans's post 24/05/2025

Markii ay maqleen MCC baa imanaysa, waxay saf u galeen irridka baxsiga ,sharaf uma aysan jooginba ✋️🏃‍♂️😆

We Are The Champions 🏆💙❤️

17/05/2025

Ugu Dambeentii Waxaan ku Guulaysanay Horyaalka Somali National League 2024/2025 🏆💙❤️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Mogadishu