21/06/2021
Qaranka somaliya hadii ay kaharen tartanka championka carabta
Yaanan niyada laga jabin
Labo dhagax haday isku dhacaan mid baa jaba!!!
Qaranka somaliya waxan dhahayaa never give up
Guusha Mar uun waad gaaraysan
Insha allaah