Quburada Sportska

Quburada Sportska

Share

pagekaan waa page aan ugu tala galnay inaa uga hadalno ama idiin soo gudbino waxbixinada kubada cagt

04/03/2023

Mesut Ozil – “Ku guuleysiga koobka adduunka waxba ma badaleyso, Messi ayaa isku muujiyay inuu yahay kan ugu fiican Spain laakiin Cristiano wuxuu muujiyay inuu yahay kan ugu fiican wadan kasta oo uu ka soo ciyaaray”.

02/10/2022

Popi

31/05/2021

Professional footballer 💯💯

07/02/2021

Markii ugu horreysay muddo 58 sano ah, Liverpool ayaa looga badiyay Anfield seddex kulan oo isku xigta Premier league.

This is Anfield kuwii dhihi jiray soo qabo. 😅

18/11/2020

Farqiga udhexeeyah qaran iyo koox🤣🤣🤣

15/11/2020

Waraaaba dadadow😁

01/11/2020

Ronaldo oo dib ugo soo laabty
Shaxda Juventus
Kadib maalmo oo karaantiil ku jiray

26/10/2020

Muslim players
Love &share

16/10/2020

Taliye klopp
Iyo xertiisa

13/10/2020

Good news Reer liverpool
Mane iyo thiago tabarka kooda ayey,
Dib ugo soo laabten waxaana macquul ah
In ay qayb ka noqdaan kulan ay Everton iyo
Liverpool ciyaari donaan

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Jidka 30ka
Mogadishu