Feyzal 1xpet

Feyzal 1xpet

Share

bahiyaha ciyara

10/12/2021

. Daaficii h**e Barcelona ee Junior Firpo ayaa weerar kulul ku qaaday tababarihii h**e ee kooxda Ronald Koeman, kaasoo sabab u ahaa inuu ka tago garoonka Camp Nou.

Junior Firpo wuxuu ka soo ciyaaray Barcelona intii u dhaxaysay 2019 iyo 2021, kaddib wuxuu ku biiray Real Betis, kahor inta uusan kaga dhaqaaqin kooxda Leeds bishii July 2021.

Wargeyska Daily Mail ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday wareysi uu bixiyay Daaficii h**e Barcelona ee Junior Firpo, wuxuuna yiri:

“Waxaan waydiistay Koeman sharaxaad ku saabsan sababta uusan ii ciyaarsiinin tan iyo maalintii ugu horreeysay ee uu been ii sheegay.”

“Marka uu tababaraha bilaabo inuu been kuu sheego, waxaad ogaanaysaa inay ku marin habaabiyeen.”

“Wuxuu ii sheegay been sababtoo ah wuxuu igu yiri waxyaabo aan macno samaynayn sida inaan si xun u tababarto iyo wax la mid ah, qof kasta oo kooxda jooga ayaad wakhtigan waydiin kartaa wayna igu raaci doonaan.”

Like saro pegekan🤞

👍

10/12/2021

Kuso dhawada pege waxad kala Socon fontana waxyabo idin xiso galin dona

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu