Suuqa kala iibsiga &ciyaaraha caalamka

Suuqa kala iibsiga &ciyaaraha caalamka

Share

follow&share& like

Photos from Suuqa kala iibsiga &ciyaaraha caalamka's post 14/01/2022

Daafaca dhexe ee kooxda Barcelona Ronald Araújo ayaa ciyaaray 120 daqiiqo intii lagu jiray ‘El Clasico’ shalay isaga oo gacantiisa ku sitay labo boolal (!). 🔴🔩

Waxa uu maray qaliin 7-dii January – kaliya 5 maalmood kadib waxa uu doonayay in uu ciyaaro si uu u caawiyo saaxiibadiis. 👊🏻

Uruguayan gara! 🇺🇾

14/01/2022

Madaxa Fiorentina Barone oo ka hadlaya mustaqbalka Dušan Vlahović iyo dalabka Arsenal: "Waxaan u furannahay inaan tixgelinno dhammaan soo jeedinta aan heli doono Vlahović - wax dalab ah oo miiska saaran hadda ma jiro". 🇷🇸

"Ma aanan helin wax dalab rasmi ah. Aynu aragno haddii wax soo jeedin ahi iman doonto”, ayuu u sheegay Mediaset.

14/01/2022

Xaaladda Donny van de Beek. Ma jiro wax go'aan ah oo ay Manchester United weli ka gaadhay amaahdiisa meel kale, ma jiro wax lala xidhiidhiyay ciyaartoyga/wakiilka. Ralf Rangnick ayaa wali doonaya in Donny uu sii joogo ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan. 🔴

Ilaa hadda ma jiro xiriir toos ah oo lala sameeyay Borussia Dortmund.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Csamedoog@gmail. Com
Mogadishu