01/03/2026
“Waxaan ka xumahay in aan maqlay weerarkii shalay lagu qaaday Iran in Ayotullah Ali Khamenei uu ku naf waayay.
Allaha u naxariisto mudane Khamenei, waxaan u tacsiyeynayaa walaalahey reer Iiraan, waxaan u tacsiyeynayaa anigoo ku hadlaya magaca dalkeyga iyo qarankeyga…” Recep Tayyop Erdogan