26/08/2026
🚨🔵 BREAKING: Chelsea iyo Aston Villa ayaa heshiis buuxa ka gaaray saxiixa Nicolas Jackson! 💙
💰 Heshiiska: £65M + add-ons
📝 Jackson wuxuu Villa la saxiixanayaa heshiis waqti dheer ah.
🏥 Waxaa la filayaa inuu 48-da saac ee soo socda maro tijaabada caafimaadka.
()
26/08/2026
Cole Palmer ayaa loo doortay xidiga asbuuca ee Premier League. 🔥
26/08/2026
🚨 Chelsea ayaa ka fiirsanaysa inay la soo wareegto Emiliano Martínez, kaas oo wakiilladiisu u soo bandhigeen kooxda.
Aston Villa waxaa furan iney iibiso emiliano martinez kadib imaanshaha Zion Suzuki.
26/08/2026
‼️ Chelsea Football Club iyo shirkadda tiknoolajiyadda caalamiga ah ee FPT Corporation ayaa maanta ku dhawaaqay inay kordhiyeen heshiiskii iskaashiga ee u dhexeeyay labada dhinac, kaas oo sii socon doona xilli ciyaareedka 2026/27 🤝
26/08/2026
🚨 WAR CUSUB: Atlético Madrid ayaa Chelsea kala hadashay Julián Álvarez, balse ilaa hadda
Chelsea si rasmi ah uma muujin inay xiisaynayso, mana jirto dalab ay ka gudbisay.
Haddii Álvarez uu suuqa soo galo, Arsenal ayaa la filayaa inay si degdeg ah ugu dhaqaaqdo.
21/07/2026
🚨BREAKING: Chelsea ayaa ku darsatay list-ka John Stones daafacyada dhexe ee ay ka fiirsaneyso inay la soo saxiixato xagaagan. ()
19/07/2026
Chelsea ayaa wadahadalo rasmi ah la furtay Crystal Palace si ay ula soo wareegto Maxence Lacroix!
*(alex_crook)*
18/07/2026
🚨🔵 BREAKING: MORGAN ROGERS TO CHELSEA, HERE WE GO!
18/07/2026
Chelsea ayaa dhameystirtay saxeexa morgan rogers (david oristein)
09/07/2026
Qaar kamid ciyaartoyda kooxda oo yimaaday tababarka.