28/11/2025
Palmer aya ku so labatay tabbarka buuxa ee Chelsea, waxana u diyaar u yahay Kulanka Arsenal.
Welcome to the Abdullahi Isse.
28/11/2025
Palmer aya ku so labatay tabbarka buuxa ee Chelsea, waxana u diyaar u yahay Kulanka Arsenal.
26/11/2025
🚨 Marc Cucurela ayaa qandaraas cusub usaxiixayBlues waana lagu dhawaaqi doonaa Mar dhow
25/11/2025
FT: Chelsea 3- 0 Barcelona (OG ⚽️ Estevao ⚽️ Delap⚽️)
Habeen qurux badan waliba u gaar ah tagerayasha Chelsea.
Waa kuma xidiga garoonka kulanka cawa?
25/11/2025
HT’ Chelsea 1-0 Barcelona
25/11/2025
🚨Shaxda rasmiga Chelsea vs Barcelona!
Estevao oo ku soo bilawday kulanka cawa!
Sidee u aragta safka cawa?!
25/11/2025
IT'S MATCHDAY! 🦁
🆚 Barcelona
🏟 Stamford Bridge
🤝 UEFA Champions League
⌚️ 1p.00pm - Somalia
📺 Bein Sports - Cissam shuwali
COME ON CHELSEA! 🔵
24/11/2025
Sawir cabsi cabsi eh 💙🥶
Mustaqbalka Kooxda Gacan Amaan ayuu ku jiraaa
24/11/2025
📸- Chelsea training today
Cold palmer training kooxda laaqatay kulanka.
24/11/2025
🚨Rasmi — Cole Palmer ayaa kusoo noqday tababarka kooxda kahor kulanka habeen danbe (Sky)
HE’S BACKK🥶
24/11/2025
Enzo Maresca ayaa qaban doona shirka jaraaid ka hor kulanka Barcelona ee maalinta beritoole saacaada geeska africa marka ee sagaalka galabnimo.
Enzo Maresca shirka jaraaid waxaa ku wehelin doono xidig aan la sheegin magaciisa yuu noqon doonaa
23/11/2025
🚨RASMI: Garsooraha reer Slovenia, Slavko Vinčić ayaa dhex dhexaadin doona kulanka Chelsea vs Barcelona ee Talaadada soo socota.
Wuxuu qabtay kulanka aan Benfica kaga adkanay 1-4 ee koobka FIFA Club World Cup.
22/11/2025
Andrey Santos vs Burnley:
63 Touches
1 Key pass
34 Passes (81%)
4 Interceptions
4 Clearances
4 Ball recovers
1 Blocked shot
7 Duels won
2 Times fouled
Plus Match of the Match qaatay
Bandhig aan caadi aheyn ayu soo bandhigay galabta Andrey Santos